Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Magalaada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa Duhurnimadii Maanta oo Arbaco ah ka dhacay banaanbax ka dhan ah dowladda Federaalka Soomaaliya. Banaanbaxa ayaa waxaa soo abaabulay Madaxtooyada Jubbaland,waxana ka qeyb galay qaar ka mid ah ururada Bulshada rayidka ee Magalada kismaayo,kuwaas oo ku baaqayay inay dowladda Federaalka faragelinta ka joojiso doorashada...

Soomaaliya ayaa shalay oo Talaado ah kula saxiixatay Muqdisho heshiis Ururka Iskaashiga Islaamka si loo unko xarunta Ergo Goboleedka Ururka Iskaashiga Islaamka ku yeelanayo Soomaaliya, kaasi oo ka dhigaya xafiiskii hore ee Iskuduwidda howlaha bani’aadannimada ergo goboleed dhammaystiran oo ku suntan howlaha siyaasadda iyo bani’aadannimada. Heshiiska oo ka kooban qodobo...

Waxaa soo hagaageysa xaaladda Caafimaad ee Guddoomiyaha gobalka Banaadir Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Injineer Yariisow) oo lagu dabiibayo Isbitaal ku yaalla magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar, sida ay Warbaahinta Dowladda u sheegtay wasiirka Wasaardda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowladda Soomaaliya oo haatan ku sugan dalka Qatar Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa...

Ugu yaraan 17 qof ayaa ku geeriyootay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen, markii diyaarad yar oo nooca milateriga  ah ay ku dhacday xilli hore oo Talaadada maanta ah meel ku dhow magaalada Rawalpindi ee dalka Pakistan. Afhayeen  u hadlay hay’adda badbaadada maxalliga oo lagu magacaabo , Farooq Butt ayaa sheegay in ay heleen 17 mayd ah, oo 12 ka mid ihina ay yihiin...

Waxaa halkaan idinkugu soo gudbinayaa 10 dhacdo oo aan lala wadaagin dowladda hadda jirta ee la magac baxday Nabad iyo Nolol. dhacdooyinkaan ayaa iskugu jira kuwo ku yimid gaabis dowladda dhankeeda ah, kuwo ay gacanteeda ku geesatay iyo marxalado ay ka qaadatay go’aan aa la jecleysan. Inta badan dhacdooyinkaan ayaa ku yimid habacsanaan dhanka dowladda ah oo jaaniska...

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guriga uu ka dagan yahay Dhuusamareeb ku qaabilsay Maxamed Cabdullaahi Darwiish oo baxsad ka ah ciidamada ammanka ee maamulka Puntland.Wiilkan dhalinyarada ah ee la kulmay Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay inuu isaga soo tagay xaafaddii uu ka daganaa Waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kadib markii uu ka war...

Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa geeriyooday kadib markii Gaari Nooca carada qaada ee isgediska loo yaqaano iyo mooto Bajaaj ay isku dhaceyn inta u dhaxeysa Isgoysyada Howl-Wadaag iyo Bakaaraha ee Magalada Muqdisho. Ruuxa dhintay ayaa Goobgoogayaal waxaa ay sheegeen in uu ahaa wadaha Mootada, iyada oo Darawalka Gaariga shilka galay uu Goobta ka baxsaday. Goobta uu shilka...

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Maanta Magaalada Hargeysa waxaa ay ku xireen Afar Wariye oo ka mid ah Wariyeyaasha ugu Caansan deegaannada Soomaaliland,isla markaana ka holwgalla Tv xaruntiisa ugu weyn tahay Magalada Hargeysa. Wariyeyaasha la xiray ayaa dhamaantood ka tirsan Xarunta telefishanka Eryal ee Magalada hargeysa, hayeeshee ay Wakiilo u yihiin Tv-yo kale oo...

Lataliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka Sheekh Cali Maxamuud Xassan (Wajiis) ayaa beeniyay warbixin lagu daabacay wargeyska Alwaddan ee kasoo baxa Dalka Sucuudiga, taas oo lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku tuhunsan tahay dowladda Qatar taageeridda Al-Shabaab. Sheekh Cali oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in wargeyskan uu fasiraad...