maxaytahay sababta isbadala logu sameeya maamulka gobolka hiiraan {faallo}

by admin | Saturday, Jul 20, 2019 | 750 views

 

magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa dhawaan booqanay si aan u ogaano dhiibaatooyinka jira dadkii aan la kulanay waxay noo sheegen in ay jiraan dad xilalal haya balse si qabiil ahaan u shaqeeya qaarkood xasiisyadooda ayaan booqanay ma jirin soo dheyn iyo shaqo socoatay.

mid ka mid ah dadkii aan la kulanay ayaa yiri’ meeshan waa iska joognaa ma helno wixii aan rabnay waxkasta waa qaabiil iyo in qofkii uu keensado qofkii asi rabo .

mas.uulinta qaar ayaan laheen xafiis lakula kulmo waxaana ku baxa dhaqale aad u badan.

intii aan baladweyne joojnay waxaa la kulanay madaxda xilalka haya qaarkood ayaa nooshegay in ay haysato wada shaqeyn la,aan dhaxdooda ah qoorkood ayaa guryo ka dhistay taas ayaa kentay in wasaarada arimaha gudaha sameyso sibadalka gobolka hiiraan.

xafiisyada gobolka hiiraan ee aan shaqeynin

1.xafiiska arimaha bulshada maamulka gobolka hiiraan

2.xafiiska duqa degmada baladweyne,

dadkii aan lakunay ayaa noo shegay in uu gudoomiye ku xigeenkii arimaha bulshada gobolka hiiraan uu xili hore iska casilay xilkaas kadib markii uu la shaqeyn waayay madaxda maamulka gobolka hiiraan.

xafiiska duqa degmada baladweyne oo asne xeran ayaa noola sheegay duqii dagmada baladweyne ay maqantay ayna magaalada baladweyne ugu danbeysay markii xilka lawareegtay tas ayaana keentay in ay wada shaqeyn waayaan madaxa maamulka gobolka hiiraan ka dibne lagu sameyo isbadal.

qabiir dhanka siyaada bartay ayaa asna qabo in wadashaqeyn la.aanta jirta ay keentay in xilkasta labadalo madaxada gobolka hiiraan.

balse maamulka gobolka shabeelaha dhexa ayaaan jirin cid badasha wanaa isku xernaanta dhaxooda ah intii an jogay magaalada jowhar dadkii aan lakulanay ayaa noo shagay in qilaafka madaxda dhaxooda ah ay yartahay balse ay jiraan dhaliilo badan oo wax qabad xumo ah.

filo warbixin kale oo ku saabsan gobolka hiiraan

 

Like it? Share it!

Leave A Response