Banaanbax ka socda degmada Guriceel ee G/ Galgaduud

by admin | Friday, Oct 8, 2021 | 229 views

Waxaa goordhow degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ka billowday dibadbax ay dhigayaan qaar kamid ah Shacabka degmada, kaas oo ay ku taageerayaan kooxda Ahlusunna ee todobaadkii bore la wareegtay degmada Guriceel.

Banaambaxayaasha oo u badan Culimada taaveersan Ahlusunna ayaa socod ku maray wadada dhexmarta Bartmaha Degmada Gurieec.

Qaar kamid ah dadka banaanbaxa ka hadlay ayaa sheegay in Maamulka Galmudug uusan waxba u qaban dadka kunool degmada Guriceel, balse kaliya uu Canshuurta ka qaado.

Like it? Share it!

Leave A Response