Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka digey cadaadis ugaga imanaya gudaha iyo dibbada midnimada dalka Soomaaliya waxana uu goluhu walaac ka muujiyay halista uu ururka Al-shabaab ku haya amaanka dalka Soomaaliya. Golaha oo shalay kulan yeeshay ayaa waxaa lagu ansixiyay qoraal uu soo hordhigay shir guddoonka golaha ammaanka kaasoo ay ansixiyeen dhammaan xubnaha joogtada...

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya deegaanka Baar-sanguuni ee ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo, Al-shabaab ayaa galabta waxa ay weerar ku qaadeen ciidan isugu jira kuwa Jubbaland iyo Mareykan oo fariisin ku leh deegaankaasi. Wariyeyaal ku sugan gobolka Jubbada Hoose oo soo xiganaya ilo dhinaca Militariga ah ayaa waxa ay soo sheegayaan in dagaalka uu ahaa...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay fiidkii ururka Al-Shabaab ay ku qaadeen Degmada Waajid ee gobolka Bakool, waxayna halkaasi kula dagaalameen Ciidanka dowladda iyo Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah kuwa AMISOM. Shabaabka ayaa laba jiho ka weeraray Degmada Waajid, iyadoo ay beegsadeen xeryaha labada ciidan, waxaana halkaasi ku dhexmaray dagaalka hubka waa...

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta ee xukuumadda Mudane Daahir Maxamuud Geelle, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Qoyskii Eheladii, Asxaabtii iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allah u naxariistee Wariye Maxamed Aden Xirsi Terra oo saaka ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada London ee Cariga Ingiriiska. Wasiirka Warfaafinta XFS,  ayaa Alle uga baryey Marxuumka...

Xoogaga ururka Al-Shabaab ayaa saakay aroortii la sheegay in ay dagaal kula wareegeen degaanka Deynuunaay, oo qiyaastii 26-KM u jira Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Shabaabka ayaa dhanka Koonfureed ka galay deegaanka Deynuunay, iyagoona iska cabin kala kulmay Ciidamada Dowladda Soomaaliya, oo fariisimo ku leh labada cirif ee Deynuunay laga galo. Shabaab war...

magaalada baladweyne ee xarunta  gobolka hiiraan wararka  naga soo gaarayo waxaa  ay sheegaan in maamulka gobolka hiiraan uu bilaabay in  ay mususuq maasuqaan lacagtii lgu talagay  dadkii ay sameysay fatahadii wabiga shabeele  ee  dhax mara  magaalada  baladweyne. dadka ku sugan magaalada  baladweyne ayaa warbaahinta  waxaa ay u sheegeen  in dadka qaar loo...

46 Tahriibayaal Ethiopian ayaa geeriyootay, 16 kalena waa lagu la’ yahay Dooni ay la socdeen ugu yaraan 100 Ethiopian ah oo ku degtay Gacanka Cadmeed. Tahriibayaasha geeriyootay waxay kala ahaayeen 37 rag iyo 9 haween, halka 16 kalena oo la la’ yahay lagu xisaabay inay geeriyoodeen. Doonidaasi waxay bishan June 5-dii ka ambabaxday Xeebta magaalladda Bosaaso ee Maamulka...

Kadib weerarkii shalay gelinkii dambe lagu dilay laba Xildhibaan oo ka tirsan Hir-Shabeelle iyo guddoomiye ku xigeenkii degmada Raaga Ceelle ee G/Shabeellaha Dhexe ayaa Maamulka hir-Shabeelle uu shegay in dilkaas jawaab ka bixinayaan. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in maalin walba dad nagala dilo,isla markaan aay ka tacsidayeen...