Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa kasoo horjeeda inuu dib ula heshiiyo dowlada Imaaraadka sida uu Xoghoose.com uu u sheegay Sarkaal ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya. Sarkaalkan ayaa inoo sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ka carooday Talaabooyin ay Dowlada Federaalka Soomaaliya ka war heshay oo ay ka mid aheyd in Imaaraadka...

Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa tan iyo markii la doortay waxa ay Maanta soo bandhigtay lacag Cusub ee Shilin Soomaaliga ah taas oo la filayo in dhawaan dowladdu soo daabacdo. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale (Beyle) oo Maanta shir Saxaafadeed ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in lacagtaan ay tahay nooc Cusub oo la doonayo in lagu badalo lacagta...

magaca Askarigii Maraykanka ee dhawaan lagu dilay dagaalkii Ciiddanka Maraykanka iyo Alshabaab ku dhex maray duleedka Kismaayo. Magaca Askariga lagu dilay dagaalkaasi ayaa lagu sheegay Saddex Alifle Alexander W. Conrad, oo 26-jir ah, kaasi oo ka tirsanaa Guutadda 1-aad, Kooxda 3-aad ee Ciiddanka Khaaska Maraykanka ee uu fadhigooda dhexe ku yaallo North Carolina. Askarigaasi...

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donold Trump ayaa ku sii jeeda dalka Singapore halkaasi oo lagu wado in uu ka dhaco kulanka isaga iyo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un. Kulanka ayaa lagu wadaa in uu qabsoomo maalinta Talaadada ee soo socota. Mr Trump ayaa sheegay in ay tahay hal fursad oo la siinayo heshiis nabadeed oo labada dhinac ay gaaraan. Waxa uu intaa ku...

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Degaaanka Baar-sanguuni, Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ayaa baneeyay Degaankaasi, kadib markii ay kordheen weerarada Shabaab ay la beegsanayaan halkaasi. Degaanka Baar-sanguuni oo qiyaastii 50-KM dhinaca waqooyi kaga beegan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa Jimcihii ina dhaaftay weeraray...

Waxaa dalka Turkiga ku geeriyootay goor dhoweyd Weriye Hani Xaaji Maxamed oo ka mid ahayd saxafiyiinta ka howlgeli jiray magaalada Muqdisho ee ka tirsaneyd Telefishanka Universal. Wararka laga helayo dalka Turkiga aya sheegaya in allaha u naxariistee Hani Xaaji ay u geeriyootay jirdil ay u geysteen ciidmada Giriiiga oo dhaawac culus ka soo gaaray, markii isbitaalka loola...

Dagaalkan u dhaxeeyo labo maleeshiyo beelood oo kala daga Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud ayaa Maanta  inta u dhaxeeyso deegaanada bukure iyo wara dhuumale. Inta la xaqiijiyay waxaa ku dhintay 7   Qof 13 kalene wey ku dhawacmeen Sida ay u sheekeen   warbaahinta dadka degaanka waradhuumale   Dagaalkaas  ayaa   waxa u salka  ku haayo   dhul daaqimeed   kaas oo...

Al-shabaab ayaa weerar ku dilay Hal askari oo Maraykan ah, sidoo kale waxaa weerarkaasi ku dhaawacmay afar askari oo Maraykan ah, ugu yaraan laba askari oo Soomaali ah ayaa ku dhimatay weerarka. Ciidanka Maraykanka ayaa waday hawlgal ay ku taageerayeen ciidmada Soomaaliya ee dagaalka kula jira Shabaab, weerarkan ayaa ka dhacay meel u dhow deegaanka Sanguuni ee Koonfurta...

Rag hubeysan oo ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa xalay fiidkii degmada Awdiinle ee gobolka Baay waxa ay ku dileen nin iyo xaaskiisa oo caruur isku dhalay, kadib markii raggan ay u dhaceen gurigii ay deganaayeen lamaanahaasi. Guddoomiyaha degmada Awdiinle ee gobolka Baay Cali Xuseen Cali ayaa  u xaqiijiyay  warbahinta warkan, wuxuuna sheegay in labadan lamaane ay ka tageen...

wararka naga soo garaya magaalada baladweyne ee xarunta  gobolka  hiiraan  ayaa sheegaya in caawa lagu dilay xaafada buundaweyne  qof shacab ah  . wararka qaar aya sheegaya in uu  ka tirsanaa qofka la dilay ciidamo beeleed  dhawaan laga abaabulay  magaalada  baladweyne  kuwaa oo ka soo horjeeday  maamulka  hirshabeele. goobta  uu dilka ka dhacay  waxaa gaaray...