dagaal sababay qasaaro dhimasho iyo dhawac ayaa ka dhacay Gobolka Hiiraan

by admin | Saturday, Jun 9, 2018 | 992 views

Dagaalkan u dhaxeeyo labo maleeshiyo beelood oo kala daga Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud ayaa Maanta  inta u dhaxeeyso deegaanada bukure iyo wara dhuumale.

Inta la xaqiijiyay waxaa ku dhintay 7   Qof 13 kalene wey ku dhawacmeen Sida ay u sheekeen   warbaahinta dadka degaanka waradhuumale

 

Dagaalkaas  ayaa   waxa u salka  ku haayo   dhul daaqimeed   kaas oo ay ka dhaceen dagaalo badan dagaalkan Maanta gilinka dambe ka qarxay xadka Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud balse waxa u ku so beegmaa xili dhawaan la shaaciyay in xal laga gaaray xiisadaha dagaal ee ku so laab laabtay.

Like it? Share it!

Leave A Response