War deg deg: dil ayaa cawaa ka dhacay magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan.

by admin | Friday, Jun 8, 2018 | 997 views

wararka naga soo garaya magaalada baladweyne ee xarunta  gobolka  hiiraan  ayaa sheegaya in caawa lagu dilay xaafada buundaweyne  qof shacab ah  .

wararka qaar aya sheegaya in uu  ka tirsanaa qofka la dilay ciidamo beeleed  dhawaan laga abaabulay  magaalada  baladweyne  kuwaa oo ka soo horjeeday  maamulka  hirshabeele.

goobta  uu dilka ka dhacay  waxaa gaaray  ciidamo  ka tirsan ku wa amniga  waxaana ya sameeyeen baaritaano  ay ku baadi goobayaan  ciidii  dilka geysatay.

waa markii ugu horeysay uu dil ka dhaco magalada baladweyne  tan iyo markii lagu dagalay bisha ramadaan.

Like it? Share it!

Leave A Response