Fadeexad :ka taagan magaalada balaadweyne

by admin | Thursday, Jun 7, 2018 | 1159 views

magaalada baladweyne ee xarunta  gobolka hiiraan wararka  naga soo gaarayo waxaa  ay sheegaan in maamulka gobolka hiiraan uu bilaabay in  ay mususuq maasuqaan lacagtii lgu talagay  dadkii ay sameysay fatahadii wabiga shabeele  ee  dhax mara  magaalada  baladweyne.

dadka ku sugan magaalada  baladweyne ayaa warbaahinta  waxaa ay u sheegeen  in dadka qaar loo qeybi  boonooyin balase  hada aysan jirin  wax la siisay   dadkii u baahnaa  deegdii lagu talagay in la siiyo.

Like it? Share it!

Leave A Response