Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo xubno kamid ah Ururka Al-Shabaab, waxaana uu ka dhacay mid kamid ah Koontoroolada degmada Afgooye. Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamada dowladda ku leeyihiin Afgooye, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal socday in ka badan saacad.Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowladda...

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen natiijada horudhaca ah ee doorashada 11 goobood ee ka dhacday degmada Ufeyn iyo sida ay Ururada u kala heleen. Urur siyaasadeedka Run cad 47 cod Urur siyaasadeedka Shaqalaha xoogsatada ah 13 cod Urur siyaasadeedka Dhalinyarada 11 cod Urur siyaasadeedka cadaalad iyo sinaan 1248 cod Urur siyaasadeedka...

Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo xoogaga Ahlusunna Waljamaaca ayaa Maanta waxaa degmada Guriceel ku dhexmaray dagaal goos goos ah, kaas oo geystay khasaaro kala duwan. Dagaalka oo galay Maalintii Saddexaad oo xiriir ah ayaa Maanta waxaa labada dbinac ay ku dagaalameen dhanka Waqooyi ee degmada Guriceel gaar ahaan dhulka u dhaxeeya Isbitaalka Istarliin,...

Jeneral Abdel Fattah Abdelrahman Burhan – oo ahaa madaxa Golaha Sare ee Suudaan – ayaa qudbad uu jeediyay ku dhawaaqay xaalad degdeg ah. Waxa kale oo uu kala diray Golihii Sare ee kormeerayay geedi socodka xukunka loogu wareejinayo rayidka, wuxuu sidoo kale kala diray golaha wasiirrada. Waxaa hawada laga saaray khadkii internetka ee magaalada caasimadda ah ee Khartoum. Warbaahinta...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa bulshada, hoggaanka dowlad-goboleedka Puntland iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay doorashada golaha deegaanka ee ka bilaabatay Qardho, Eyl iyo Ufeyn. Shacabka kunool Saddexda degmo ayaa Codkooda dhiibtay, si ay u doorteen Golaha degaanka degmooyinkaas oo ka kala socda 8 Urur siyaasadeed...

Warbixin dheer oo wargeyska New York Times uu ka qoray howgallada hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA ee Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday sida ay hay’addan ugu dhex milantay siyaasadda Soomaaliya. New York Times ayaa shaacisay in CIA-da ay is-hortaagtay isku day la doonayey in hadda kahor cunaqabateyn lagu saaro taliyihii hore ee haya’dda NISA Fahad Yaasiin, ooh...

Wasaaradaha Gar-gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Heer Federaal, Heer Maamul Goboleed iyo Gobolka Banaadir ayaa ka shiray xaaladaha Bini’aadannimo ee ka taagan qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya. Warsaxaafadeed ay kasoo saareen Shirkooda oo ay guddoomisay Wasiirka Gargaarka Soomaaliya Khadiino Maxamed Diiriyr ayaa waxaa ay ku sheegeen in kulanka lagu gorfeeyay xaaladdaha...

Waxaa saakay ka bilowday Saddex kamid ah degmooyinka degaannada Puntland Doorashooyinkii ugu horreeyay oo qof iyo cod ah oo golayaasha deegaanka ah, kuwaas oo Maalmihii la soo dhaafay loogu jiray diyaar garoow xoogan. Doorashooyinka ayaa waxaa ay ka socdaan  saddex degmo oo kala, Qardho, Eyl iyo Ufayn, oo ka kala tirsan gobolada Nugaal, Karkaar iyo Bari,.waxaana ku tartamaya...

Ra’isul wasaaraha dalka Suudaan Cabdalla Xamduuk ayaa xabsi guri la geliyay saaka oo Isniin, sida uu baahiyay TV Alxadath ee dalkaas. Askarta ka tirsan ciidanka dalka Suudaan ayaa isku gedaamay hoyga Ra’isul wasaaraha, arrintan ayaa daba socota xariga saraakiil dowladda ka tirsan oo ay xir xireen ciidanka, dadka la xirey waxaa kamid ah; golaha sare ee xukuma dalka...

Waxaa saaka rasaas goos goos ah laga maqlayaa aaga Jaamacadaha ee degmada Guriceel, halkaas oo saacadihii la soo dhaafay ay siweyn ugu dagaalameen Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo xoogaga Ahlusunna.Dhinacyada ayaa saacadihii la soo dhaafay kala helay gurmadyo kala duwan, waxaana Maalintii Saddexaad xaalad cakirnaan ah ay ka taagan tahay degmada Guriceel...