Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ciidanka Hay’ada Sirdoonka & Nabadsugida Maamulka Jubbaland ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo amniga waxaa ay ka wadaan gudaha magaalada Kismaayo kuwaas oo lagu baadigoobayo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab. War kasoo baxay Ciidanka NISA Jubbaland ayaa lagu sheegay in howlgallada laga sameeyay dhamaan xaafadaha magaalada Kismaayo kuwaas lagu qabqabtey xubno kamid...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Kulanka oo ka dhacay hoyga Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed waxaa diirada lagu soo saaray Arrimaha doorashooyinka dalka. Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa ku bogaadiyay Madaxweynaha Hirshabeelle...

Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo gadiidka badda Mamaulka Puntland Senetor Mohamed Cabdi Majiino iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorshaynta Hor-umarinta dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ahna Duqa Degmada Bossaso Abdiqani Ahmed Ismail (Deera-dile) ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Ilaalada badda Puntland ee Midowga Yurub, Admiral Alejandro Cuerda. Kulanka oo ka dhacay...

Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntlamd waxaa lagula eegtay degaanka Sugurre ee duleedka Magaalada Boosaso ee Xarunta Gobolka Bari. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in kolonyo gaadiidka Ciidamada Puntland ah oo ku wajahnaa degaanka Af-urur qaraxa lagula eegtay, isla markaana hal Askari uu ku dhaawacmay. Wararka...

Ciidamo ka tirsan Milatiriga Soomaaliya oo ka baxay Magaalada Baladweyne ayaa goordhow gaaray degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan halkaasi oo ay kusoo dhaweeyen Maamulka degmada iyo odoyaasha dhaqanka iyo dhalinyaro. Ciidamada waxaa hogaaminayey Taliyaha Guutada 5aad ee Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya ee Gobolka Hiiraan  Korneel Maxamuud xasan Ibraahin waxaana qeeyb...

Waxaa Magaaladda Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka lagu xiray, muwaadin Soomaali ah laguna soo oogay dacwad dil ula kac ah dib markii  Gaari uu jiirsiiyay  Nin kale oo Soomaali ah. Cismaan Aweys oo 37 sanno jir ah ayaa Booliska magaaladda Columbus ee gobolka Ohio dalka Mareykanka sheegeen in Gaarigiisa oo si xowli ah ku socda uu jiirsiiyay Ninka kale ee Soomaaliga...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo ay kasoo musaafuriyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolla Sool iyo dadka u doodaya. Madaxweyne Biixi waxaa uu sheegay in dadkaasi Somaliland xamili weysay amni ahaan iyo Dhaqaalo ahaan, balse ay gawaari kusoo qaadeen, iyaga oo si nabad ah ugu wareejiyay Maamulka...

Ugu yaraan 17 qof oo Masiixiyiin Mareykan ah iyo qoysaskooda oo ay ku jiraan carruur ayaa Sabtidii laga afduubtay caasimadda waddanka Haiti ee Port-au-Prince, kaddib markii ay burcad hubeysan ay soo weerartay gaari bas ah oo la socdeen, sida ay werisay jariidadda The New York Times. Afduubka ayaa dhacay markii dadkan oo halkaas u joogay faafinta diinta Masiixiga ay ka...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay welinayaan kuwa Maamulka Galmudug ayaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan waxaa ay ka billaabeen degaano u dhow degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo laba todobaad ka hor ay la wareegeen xoogga Ahlusunna Waljamaaca. Ciidamada o wata gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa ay gaareen fariisimohoodii hore ee tuulada...

Inta la xaqiijiyay Shan qof ayaa ku geeriyootay sideed kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib Shil Gaari oo xalay xilli dambe ka dhacay magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland. Shilka ayaa yimid markii ay isku dhaceen laba Gaari oo kala ah Nooha iyo Dhayna, xilli ay marayeen Kontoroolka Galbeed ee Magaalada Hargeysa. Mid kamid ah Saraakiisha Ciidamada Booliska Somaliland...