Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wararka ka imaanaya duleedka Magaalada Beledweyne ee  Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya  in Gaadiidkii ugu badnaa ay maanta ku xayiran yihiin inta u dhaxeysa Magaalooyinka Baladweyne iyo Matabaan oo dhamaantooda ka wada tirsan Gobalkaasi.Qaar ka mid ah darawalada gaadiidka ayaa u sheegay   warbaahinta  in dhibaato badan ay ku qabaan isticmaala wadada xiriirisa Magaalooyinka...

MadaxweynahaDowlad Deegaanka  Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) oo xalay gaaray Magalada Hargeysa ayaa lgu wadaa in saacadaha soo socda uu la kulmo Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi. Mustafe cagjar ayaa ka hor kulanka muuse Biixi waxaa la filayaa in uu ka qeyb galo munaasabad xariga looga jarayo wadada isku-xirta magaalooyinka Berbera iyo Wajaale...

Saameyn aan wanaagsaneyn ayaa ka dhalatay  Khilaafkii mudada dheer u dhaxeeyay madaxda dowladda Soomaaliya iyo madaxdii hore ee dowlad goboleeydada qaar, kaasi oo ka bilowday Khilaafkii dalalka Carabta. Kadib Markii madaxdii ugu badneyd ee Soomaalida ay markale isku arkeen 26 Janaayo xafladii Caleemo saarka madaxweynaha Puntland, waxaa muuqatay isku soo dhawaansho iyo...

Kooxo hubeysan ayaa siyaabo kala duwan waxaa ay saacadihii la soo dhaafay dilal qorsheysan uga kala geysteen Magaalooyinka Boosaaso iyo gaalkacyo ee Dowlad goboleedka Puntland. Dilka kobaad ayaa waxa uu ka dhacay bartamaha Magalada boosaaso gaar ahaan goob Gawaarida laga raaco oo lagu Magacaabo Gaaca,waxaana dad ku sugan Boosaaso ay sheegeen in la dilay Askari ka tirsanaa...

Qoraal ay ku shaaciyeen bogga Twitter –ka taliska Mareykanka ee Africom ayeey ku sheegeen in duqeyn ay ka fuliyeen deegaanka Shabeeley ee gobolka Hiiraan 25kii bishan ku dileen 20 ka tirsan dagaalyahannada Al-shabaab. Taliska ayaa sheegay in howglalkan oo ay iska kaashadeen ciidamada dowladda Soomaaliya sidoo kale lagu bur buriyay gaari dagaal oo ay lahaayeen Al-shabaab. Ma...

Wararka naga soo gaaraya degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi maanta uu ku wajahan yahay madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf. Dadka deegaanka ayaa sheegaya inay wadaan diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ku aadan soo dhaweynta madaxweynaha Galmudug, waxaana safarka ku wehlinaya xubno ka tirsan maamulka Galmudug. Madaxweyne Xaaf...

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ku maadeystay wasiirka Maaliyadda xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo kasoo muuqday sawir uu la galay ruux Kaluun badda kasoo dabtay. Xildhibaan Mahad ayaa soo dhigay bartiisa Facebook sawirka iyo qoraal kooban oo uu ku sheegay in wasiirka aysan u muuqan culeeska saaran ruuxa Kaluunka weyn kasoo helay badda. Wuxuu sheegay...

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxo hubeysan ay Xaafad ka tirsan Baladweyne ka geysteen dil iyo dhaawac. Rag la sheegay inay ku hubeysnaayeen Bustoolado ayaa waxaa ay Xaafada Howl-wadaag gaar ahaan agagaarka aargada Sheekh Xasan barsane ku toogteen Askari ka tirsan Ciidamada Millateriga Soomaaliya iyo...

Xalay saqdii dhexe ayaa Diyaarado dagaal waxa ay duqeyn dhinaca cirka ah ka geysteen Saldhigyo ay Ururka Al-Shabaab ku leeyihiin deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hir-Shabeelle. Duqeynta ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhacday deegaano u dhaxeeya Magaalooyinka Baladweyne iyo iyo degmada Maxaas oo lagu Magacaabo oroton,masara jibista iyo deegano kale. Taliyaha ...

Khudbadda Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Shir Madaxeedka Dalalka Jaamacadda Carabta iyo Midowga Yurub. Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxa sharaf ii ah inaan kamid ahaado masuuliyiinta iyo saaxiibbada sharafta leh ee ka qayb-gelaysa Shir Madaxeedka Midowga Yurub iyo dalalka Jaamacadda Carabta oo markiisii ugu horreysay qabsoomaya. Waxaan Dowladda...