Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

wararka  naga soogara magaalada baaldweyne ee xarunta  gobolka hiiraan ayaa shegaya in ciidamada aminga  ay fashiliyeen   gaari  laga soo biixi  waxyaabaha qarxa  . sidoo kale ilaa iyo 6  qarax  oo nuuca meelaha  fog  laga hago ayaa laga soo saray wadooyinka  dhax mara magaalada  baladweyne, saraakiisha  ciidamada dowlada soomaaliya ayaa shegay  in  aysii...

Maamulka Puntland ayaa ka hadlay dilkii maanta dekedda Boosaaso loogu gaystay madaxii shirkadda DP World ee dekeddaas, Paul Anthony Formosa. Wasiirka dekadaha Maamulka Puntland ayaa xaqiijiyay geerida Paul Anthony Formosa,isaga oo intaas raaciyay in labo askari iyo qof Ajannabi ah oo kale ay ku dhaawacmeen weerarka. Wasiirka dekadaha Puntland Saciid Maxamed Raage ayaa...

Ciidamada xoogga dalka Kenya ayaa waxa ay ku eedeeynayaan booliska dalkaas ee ka hawlgala xadka Soomaaliya, inay xiriir la leeyihiin Al-Shabaab, kana caawiyaan ganacsiga iyaga oo ka qaata lacag. Sida laga xiganayo cabasho ay gudbiyeen ciidanka Xoogga ee Kenya 1-da bishan Febraayo, booliska ayaa la sheegay in ay ganacsi sharci darro ah uu kala dhaxeeyo Al-Shabaab. Ciidamadu...

Muno Cabdulle oo ah Xaaska Hoggaamiyaha Daacish ee Soomaaliya C/Qaadir Muunin ayaa dacwad ka gudbisay Sirdoonka Ingiriiska ee loo yaqaanno MI6. Haweeeneyday ayaa sheegtay in Sirdoonka Ingiriiska ay qabteen oo ay jirdileen mar ay ka soo laabatay Soomaaliya iyada oo la kulantay Odaygeeda. C/Qaadir Muumin ayaa heysta dhalashada Dalka Sweden,waxaana uu Soomaaliya ka aas aasay...

Wararka ka imaanaya gobolada jabooyinka ayaa sheegaya in habeenkii xaley ahaa ay weero xoogan oo dhanka circa ah kadhaceen magaalooyinka kala ah Jilib, Jamaame iyo Bu’aale ee gobolada Jubada hoose iyo Jubada dhexe ka tirsan. Wararka ayaa sheegaya in weeraradaan ay daqiiqdo uun u dhaxeeyeen, goobjoogayaal kusugan Degmada Jamaame ayaa xaqiijinaya in weerarka ku bilowdey...

Warbaahintu waa nooc dadka loogu sheegayo wax dhacay oo ay muhiim tahay inay la socdaan, balse ma ahan wax ay ogyihiin oo loo soo gudbiyo. Dadka warbaahinta ka shaqeeya waxaa loogu yeeraa (Wariyayaal) oo afka qalaad lagu yiraahdo “ Journalists.” Kuwaasi oo u shaqeeya wargeys, majalado, mareegyadda “Website” , TV ama Radio. Tilmaanta ugu dhaw ee wariyaha la siin...

Laba ka mid ah horjoogeyaashii ugu muhiimsanaa ajaaniibta Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerar ay fuliyeen ciidamada Mareykanka iyo kuwa dowladda Soomaaliya. Ciidamada kumaandooska Soomaaliya iyo ciidamada Mareynkanka, ayaa howlgalkan qorsheysan ku bur buriyay saldhigyo ay Al-Shabaab ku lahayeen kontarool koowaad ee laga galo magaalada Bu’aale ee Xarunta Gobolka Jubbada...

wararka  naga soo garaya  gobolka  hiiraan  ayaa shegaya  in xalay    ay ka dhacday  duqeyn  diyaraded      oo duqeeyay  saldhig   ay lahaayeen alshabaab. Duqeynta  ayaa ka  dhacday deegan hoostaga ceel cali oo  ka tirsan  gobolka hiiraan. ma jiro   wax ka hadlay   laamaha aminga  gobolka hiiraan. ...

Ururka Al Shabaab ayaa xalay saq dhexe waxa ay weerar  ku qaadeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay inoo sheegeen dad ku sugan gudaha degmadaasi. Dadka degaanka ayaa waxa ay sheegeen inay ku soo kaceen dhawaqa rasaasta xoogan ee ay isku adeegsanayeen ciidanka dowladda federaalka iyo Al Shabaabka weerarka soo qaaday. Waxaa la xaqiijiyay dagaalkan...

Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa ku eedeeyey Villa Somalia in cidda kaliya ee ay dagaalka ay kula jirto ay tahay dadka siyaasad ahaan aan raacsaneyn, kuwaas oo uu ku sheegay saddex dhinac. Qoraal uu Fiqi soo dhigay facebook, hoos ka aqriso. Madaxda Villa Somalai tan iyo intii meesha ay yimaadeen waxey wadaan saddex dagaal: Dagaal ka dhan ah dawlad goboleedyada Mid...