Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Dacwad oogayaal federal ayaa sheegay in saddex nin oo degan gobolka Michigan lagu soo oogay dacwad ku saabsan inay shirqoolayeen inay qalab ku taageeraan kooxda Daacish. Waxa ay sheegeen in FBI-da ay Isniintii xirtay Muse Abdikadir Muse, Mohamud Abdikadir Muse iyo Mohamed Salat Haji, waxaana dadkan oo degan magaalada Lansing kiis dacwaeedkooda la diiwaan geliyey talaadadii. Dacwad...

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xildhibaanada baarlamaanka Hirshabeelle loogu yeeray kulan deg deg ah oo ay ku yeelanayaan magaalada Jowhar. Xildhibaanada Hirshabeelle ayaa badankood ku sugan magaalada Muqdisho, waxaana adag inay ku nagaadaan magaalada Jowhar oo ah caasimada maamulka Hirshabeelle, sida wararka aan ku heleyno. Xildhibaanada ayaa...

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa amaratay maanta in xabsiga dhexe ee Xamar lagu sii hayo Antony Thomas oo ah 48 sani jir u dhashay Boqortooyada Ingiriiska. Antony Thomas  ayaa Maxkamadda Gobolka Banaadir sida ay sheegay waxaa loo heystaa isku day Qatar gelinta degenaanta guud iyo ku guul dareysiga sheegitaanka waxyaabaha Qarxa, kuna eedeysan Qodobada 332-531 ee Xeerka...

Wararka ka imaanaya degmada jilib ayaa sheegaya in habeenkaa xaley kadhaceen duqeymo qasaare xoogan geeystey kuwaas kuwaas oo lala beeg sanayaayey ururka Alshabaab. Weerarka ayaa lasheegey in uu bilowdey seqdii dhexe ee habeenimo, kadib markii ay magaalada soo dul mareen diyaaradaha nooca qumaatiga u kaca oo jawi hoose ku duulayey kuwaas oo beegsanaayey xeryo ciidan oo...

Gelintii dambe ee Maanta ayaa waxa gebi ahaanba hawada ka baxay Isgaarsiinta Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug,taas oo saameyn weyn ku yeelatay Magalada. AKHRISO In kastoo aan sirasmi ah loo shaacin sababha keenay inay hawada ka baxdo Isgaarsiinta ayaa hadana waxaa ay inta badan saameysay Ganacsia Magalada oo inta badan dadku ay isticmaalaan lacagaha...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Galabta waxa uu isku-shaandheyn ku sameeyay golihiisa Wasiirada. Xubnaha Golaha Wasiirada ayaa ka kooban 12 Wasiir 14 wasiir kuxigeeno iyo  9 Wasiiru Dowlayaal,waxana xusid mudan in dhammaantood ay yihiin Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle. Horay ayaa Madaxweynaha Hir-Shabeelle waxa uu...

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa sheegaya in howlgal xalay halkaa ka sameeyeen ciidamada Amaanka lagu soo qab qabtay ganacsato ku eedeysan in ay taageeraan Al-shabaab. Ciidamada ayaa sidoo kale xiray qaar ka mid ah wadayaasha gaadiidka xamuulka ee isaga kala goosha magaalada Jowhar iyo caasimada dalka ee Muqdisho. Ciidamada...

Wararka naga soogaraya   Deegaanka Docoleey oo hoos taga degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa tibaaxaya in diyaaradaha nuuca dagaalka ah ay deegaankaasi dul heehaabayaan. Diyaaradahaan oo joog hoose ku duulaya ayaa waxa ay argagax geliyeen dadka deegaankaasi, oo sheegay in cabsi xoogan ay ka qabaan diyaaradahaan deegaankaasi dul meereysanaya. Waxa kale oo ay...

Ciidamo Katirsan Booliska Soomaaliya ayaa waxay is rasaaseyn ku dhexmartay iyaga iyo Koox Burcad aheyd Degmada Kaaraan Ee Magaalada Muqdisho. Iskahorimaad ayaa waxa uu ka dhashay markii Maleeshiyaad Burcad aheyd oo dhac ka geysanayey Suuqa Kaaraan,iyadoo 3 Askari ay dhinteen oo Booliska katirsanaa iyadoo weli Xaaladu cakiran tahay. Duhurnimadaan dad kusugan Degmada Kaaraan...

Dableey Ku hubeysneyd Bistoolado ayaa waxay dil ka geysteen Maanta Degmada Kaaraan Ee Magaalada Muqdisho iyadoo dilkaas uu faah faahin kasoo baxayo. Kooxda Dilka geystay ayaa rasaas ku shanaqay wiil dhalinyaro ahaa oo marayey Qeyb ka mid ah Degmada Kaaraan Suuqeeda. Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dilka wiilkaasi waxaana ilo wareed deegaanka laga helay ay xaqiijiyeen...