Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Xoogaga Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ka gaystay Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, halkaas oo ay dadna ku dileen sidoo kale ay ku burburiyeen Shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha. Sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta gobolka Waqooyi Bari, Ururka Al-Shabaab ayaa xalay beegsaday degaanka Shimbiriley oo 70 KM dhanka Waqooyi kaga beegan Magaalada Gaarisa. Degaankaan...

Khilaafkii Trump iyo xisbiga dimuquraadiga ayaa cirka isku sii shareeray ka dib markii dhowr maalmood ay xirmeen Shaqooyinkii muhiimka ahaa ee dowladda , waxaana Madaxweyne Trump uu hadda waddaa dadaallo kala duwan. Madaxweynaha Mareykanka ayaa  u muuqda in uu ka soo debcay mowqifyadii adkaa ee uu ka taagnaa dadka muhaajiriinta ahi, gaar ahaanna kuwa iyaga oo da’yar...

wararka  naga soo garaya  magaalada  baladweyn ee xarunta  gobolka  hiiraan ayaa shegaya  in maxaasbiis   ay ka baxsatay  xabsiga magaalada baladweyne ee xarunta  gobolka hiiraan. Gudoomiyaha  gobolka hiiraan yuusuf axmed hagar dabageed  ayaa warbaahinta u shegay  in maxaabiistay  lagu  tuhmayo  in ay siidaayeen   saraakiisha cabsiga  . wararka   ayaa...

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska dalka Kenya ayaa shaaciyay Haweenay Soomaali ah in ay ka qeyb ka aheyd dadkii ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday Hoteelka Desit2 ee Magaalada Nairobi todobaadkii lasoo dhaafay. Ciidanka Kenya ayaa gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya ka bilaabay dadaallo la doonaayo in lagu soo qabto Maryan Cabdi oo la sheegay in ay bixisay hubkii lagu...

Koox hubeysan ayaa waxa ay goor dhaw oo maanta ah ku dileen gudaha Suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta Daawada Gudoomiye laameed ka tirsan Waaxda Xaawo Taako ee Degmada Howlwadaag. Gudoomiye laameedka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Axmed Maxamed Nuur Abiikar (Axmadey Shiiqaal) waxaana dableyda dishay ay risaas kaga fureen qeybta sare ee jirkiisa taasi oo uu u geeriyooday. Waxa...

Richard Mason oo ah 54 jir meel fiican ka gaaray ganacsiga, isla markaana wax ka asaasay barta internet-ka ee MoneySupermarket.com, ayaa sheegay in markii dhakhtarku warkaa u sheegay uu dareemay sida qof dubbo lala dhacay. Balse arinta ugu naxdinta badneyd ayaa ahayd in saddexda canug ee ay u haysay xaaskiisii hore ee Kate, aanu isagu dhalin. “Dhakhtarka ayaa ii sheegay...

Saakay aroortii hoe ayaa rag hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab waxa ay weerar ku qaareen saldhig Ciidamada Dowladda Soomalaiya iyo kuwa Jubbaland ay ku leeyihiin deegaanka Baar-Sanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose. Weerarka ayaa  waxaa uu ku billowday gaari waxyaabaha qarxa lagu soo raray, waxaana xigay dagaal toos ah oo Dagaalameyaal Al-shabaab ka tirsan ay ku qaadeen Ciidankii...

Saraakiisha ammaanka Boqortooyada Sacuudiga ayaa warbaahinta la wadaagay heybta nin u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray dhismo afar dabaq ah oo uu iska soo tuuray, waxa ayna sheegeen in uu ninkaasi uu ahaa Soomaali hase ahaatee ka shaqeysan jiray dalkaasi Sacuudiga. Booliska ayaa sheegay in meydka ninkaan Soomaaliga ah ay arkeyn muwaadiniin u dhashay Sacuudiga deetana ay...

Wasiirka ku-xigeenka Wasaarradda Amniga maamulka Koonfur Galbeed Cabdirisaaq Cali Aadan ayaa warbaahinta u sheegay in Al-shabaab ku dhawaad 100 oo rayid ah ka qaafasheen deegaanno ka tirsan gobolka Bakool. Wasiirka ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in dadka la qafaashay u badan yihiin dad xoolo dhaqato ah oo sida uu hadalka u dhigay iska diiday wax ay ugu yeereen Shabaab-ka...

Ciidanka Booliska dalka Kenya ayaa shaaciyay qaar ka mid ah raggii ka dambeeyay weerarkii Talaadadii lagu qaaday dhismaha Hotelka DusitD2 ee magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Booliska  wali wadda baaritaano dheeraad ah ayaa shaaciyay qeybo ka mid ah magacyadda raggii fuliyay weerarka iyo waliba sidda ay Shabaab ugu biireen, waxaana ku jira wiil uu dhalay Sarkaal...