wa deg deg ah: maxaabiis ka baxsatay xabsiga magaalada baladweyne

by admin | Sunday, Jan 20, 2019 | 827 views

wararka  naga soo garaya  magaalada  baladweyn ee xarunta  gobolka  hiiraan ayaa shegaya  in maxaasbiis   ay ka baxsatay  xabsiga magaalada baladweyne ee xarunta  gobolka hiiraan.

Gudoomiyaha  gobolka hiiraan yuusuf axmed hagar dabageed  ayaa warbaahinta u shegay  in maxaabiistay  lagu  tuhmayo  in ay siidaayeen   saraakiisha cabsiga  .

wararka   ayaa shegaya  in dadkas  baxsaday  qaarkood   horay  lagu xukumay  dil toogasha ah  kadib markii  dad  shacab  iyo  ciidamo horay u dileen   ka dib markii lagu helay in ay ka mid aheen  alshabaab.

Like it? Share it!

Leave A Response