Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ururka Midowga ayaa bah-dilay boqortooyada Sacuudi Carabiya, kadib markii si rasmi ah uu ugu daray liiska madow ee dalalka halista ku ah ururkaas, taasi oo la filayey toddobaadyadii dhowaa.. Sacuudigan ayaa waxaa liiskan lagula daray dalalka Nigeria iyo Panama. Warbixin kasoo baxday Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in Sacuudiga liiska loogu daray sababo la...

Magaalada Muqdisho ayaa la filayaa in ay manta ka soo laabtaan maxaabiis Soomaali ah kuwaas oo ku xirnaa xabsiyo ku yaal dalka Iiraan kadib wadahadal dhex maray dowladda Soomaaliya iyo dowladda Iiraan sida ay sheegeen masuuliyiin u hadlay Soomaaliya. Maxaabiistaan ayaa lagu wadaa in ay manta kasoo degaan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,waxaana dhibaato...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe  ayaa Hambalyo u diray Ciidamada Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliya oo Maalinta u dabaal degaya Sanad guuradii 59-aad ee kasoo wareegtay Xilligii la aas-aasay.“Anigoo ku hadlayo Magaceyga iyo kan Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya waxaa Hambalyo u dirayaa Sarreeyayaasha, Saraakiisha,...

Dabley hubaysan ayaa xalay xoog ku galay, kadibna dhac u gaystay Iskuul ku yaallo Degmada Dharkiinley ee Gobolkan Banaadir, sida uu xaqiijiyay Maamulaha Iskuulka dhaca loo gaystay. Iskuulka la dhacay oo lagu magacaabo Banaadir, ayaa xalay waxaa galay Shan nin oo watay laba qori oo AK47 ah & Bistoolad waxayna halkaasi ka qaateen qalab u badnaa Computaro. Maamulaha...

Koox ku hubeysan bastoolado ayaa xalay xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne toogasho ku dilay shaqaale ka tirsanaa waaxda maaliyada gobolka Hiiraan oo lagu magacaabi jiray Cismaan Cali Maadeey [ Cismaan Ganeey] Goojoogayaal ayaa u sheegay shabakada reegaay.comm in toogashada ay ka danbeeyeen dhalinyaro ku hubeysnaa bastoolado xili uu marxuumka ku sugnaa agagaarka...

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Magacaabay Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Golaha Xukuumadda dowladda Puntland. Wuxuu Magacaabay Golaha Xukuumadda oo kala ah: 1.Wasiiirka Wasaaradda Cadaaladda Cawil Sheikh Xaamud 2.Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka Mohamed Abdirahman Dhabancad 3.Wasiirka...

Wafdi uu hogaamnaayo wasiirka arimaha gudaha ee dowlad goboleedka Hirshabelle oo ay ka mid ahaayeen wasiirada howlaha guud iyo dib u dhiska, wasiirka isboortiska iyo dhalinyarada, xoghayaha joogtada ah ee wasaarada arimaha gudaha ee dowlada federaalka soomaliya iyo xilibaano dowladda federalka iyo kuwa Hirshabelle ka tirsan ayaa shalay gaaray degmada Buloburde si ay u...

Saacaddaha soo socda ayaa lagu waddaa in lagu dhawaaqo Golaha Wasiiradda maamulka Puntland, waxana Magaalada Garowe ka socda diyaargarowgii ugu dambeeyay. Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa Saacaddihii ugu dambeeyay ku jiray kulamo wadatashi ah oo ku aadan ku dhawaaqista Golaha Wasiiradda. Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweyne Dani...

Shir madaxeedkii 32-aad ee hogaamiyayaasha qaaradda Afrika ayaa maanta ka furmay magaalada Addis Ababa ee xarunta Midowga Afrika. Qaxootiga iyo dadka gudaha dalkooda ku barakacay ayaa ka mid ah arrimaha ugu waaweyn ee ay madaxdu ka doodi doonaan muddada uu shirka socdo. Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fatah al Sisi ayaa sidoo kale la wareegi doona xilka madaxtinnimada...

Markab siday sokor dhan 40,000 oo Tan oo loo diiday in uu kudejiyo Sokortaas dekedda Mombasa ee dalka Kenya dabayaaqadii sanadkii 2018, ayaa todobaadkan kusoo xirtay dekedda Muqdisho isaga oo dejinaya Sokortii ay Kenya amartay in lagu celiyo waddanka Brazil oo ay Sokortu asal ahaan katimid. Amarka dib u celinta Markabka siday Sokorta ayaa soo baxay kaddib...