Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Dhowr bilood waqti hadda laga joogo ayaan qoray qormo ‘kooban’ oo aan ku muujinayey sida Dowladda Soomaaliya (tii Xasan Sheekh Maxamuud iyo tan hadda ee Farmaajo) ay lacago laaluush ah u siiyaan diblomaasiyiin iyo saraakiil ajnabi ah. Hase yeeshee qaar badan oo ah Soomaalida kuwa aan wax badan la socon iyo kuwo taageero qabyaaladeysan ku duula, ayaa...

Ciidamada amaanka ee dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay ruux da’ ahaa oo la sheegay inuu sirdoon u ahaa Al Shabaab, kaasi oo u dhashay Dalka Kenya. Backstone Agaro, oo 53 sano jir ah ayaa sheegay inuu sirdoon u ahaa Al Shabaab islamarkaana tagay ku dhawaad 100 magaalo oo ciidamada Al Shabaab ay qaarkood weeraro kala duwan ay ka geysteen. Ruuxaan ciidamada amaanka ay...

maamulka  iyo shaqaalaha  shabakada reegaay.com  waxay  hambalyo u diriyaan  bashiir  cabdulahi cismaan iyo marwadiisa   shamso qaliif  nuur     manta   oo ay taariikhada  tahay   2 3 2019     arooskooda   ka dhacay  magaalada  baladweyne ee  xarunta  gobolka  hiiraan isku waara ayaa leenahay:.     ...

Madaafiicdan ayaa laga maqlay guud ahaan Degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana jirta cabsi soo wajahday dadka qaar. Dhawaqa madaafiicda ayaa laga maqlay Xaafadaha ku hareeraysan Madaxtooyadda Villa Soomaaliya, halkaasi oo qaarkood hoobiyeyaasha ay ku dhaceen. Xaafadaha ka dambeeya Madaxtooyadda Soomaaliya ee 15-May & Xaafadda Caga Dhiig oo dhamaan ka tirsan Degmada...

Qaraxan ayaa waxaa uu goor dhaw ka dhacay guriga uu Baladweyne ka dagan yahay taliyaha ciidamada Asluubta Gobolka Hiiraan sida ay  u sheegeen  warbaahinta dad goobjoogayaal ah Sadax askari oo ilaalo u aheyd taliyaha  ciidamada Asluubta Gobolka Hiiraan ayaa ku dhawacmay kuwaas oo ku  sugnaa afaafka hore ee guriga Qaraxa ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa mid la dhigay...

Xaaladda magaalada Muqdisho ayaan weli deganayn kadib xalay ay ka dhaceen weeraro iskugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah kuwaas oo lala eegtay goobo ganacsi iyo hotel ku yaal bartamaha wadada maka-almukarama ee magaalada Muqdisho. Qaraxa koowaad ayaa jugtiisa laga maqlay inta badan qeybha magaalada Maqaayad lagu magacaabo Hilaac UK oo ku dhegan hotelka caanka ah ee maka...

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in xalay diyaarado ay duqeyn ka geysteen deegaano ka tirsan gobolkaas oo ay gacanta ku hayaan Ururka Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka ayaa u sheegay Idaacadda Risaala ee Magalada Muqdisho in diyaaradaha ay duqeeyeen Saldhigyo Ururka Al-Shabaab ay ku leeyihiin deegaanada Galxamure, Astaan...

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerar ay ku qaadeen xero ciidamada dalka Uganda ee Amisom ay ku leeyihiin degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose. Afhayeenka ciidamada Al-Shabaab, Sheekh Cabdil Caziiz Abuu Muscab ayaa sheegay in weerarkaas ay gantaal kula dhufteen diyaarad sahay u keentay ciidamada Uganda. Abu Muscab ayaa sheegay markii weerarka uu billowday...

Khilaaf cusub ayaa mar kale soo kala dhex-galay dowladda federaalka iyo madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare, bilo kadib markii uu kasoo goostay isbahaysiga madax goboleedyada lana saaxiibay dowladda. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Xoghoose.com u sheegay in khilaafka uu ka dhashay ballamihii dowladda ay kula heshiisay Waare, oo qaar badan oo ka mid ah aan...

Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa ayaa Caawa ku qarxay inta u dhaxeya saldhigga degmada Waabari iyo Hotelka Makah Al mukaramah ee Magaalada Muqdisho. Goobta uu Qaraxu ka dhacay kasakow Hoteelka waxaa yaallay gaadiid badan oo halkaasi Ciidanka dowladda ay ku baarayeen. Waxaa jira Khasaare kala duwan oo Qaraxaasi ka dhashay waxaana hadda gubanaya Gaadiid badan...