DEG DEG: Dagaal ka socda duleedka degmada Balcad

by admin | Wednesday, Feb 23, 2022 | 404 views

Dagaalka ayaa ka socda Xero Ciidamo ka tirsan kuwa Uganda ee AMISOM ku leeyihiin degaanka Haansheekh oo ku yaalla duleedka Waqooyi ee degmada Balcad Shabeellaha Dhexe

Al-Shabaab ayaa weerarada Xerada Ciidamada AMISOM ee Haansheekh, waxaana socda dagaal leysku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan.

Goobjoogaya ku sugan degmada Balcad ayaa sheegay inay maqlayaan dhawaqa rasaasta ay isku adeegsanayaan labada dhinac walow weli aan la xaqiijin khasaaraha ka dhashay.

Like it? Share it!

Leave A Response