Dil Sababay Haasaawo Wa daag Ka Dhaxeeyay Will Iyo Gabar ayaa ka dhacay Deegaanka Kadiye Oo 12 Km mitir U Jira Dhuusamareeb .

by admin | Friday, Jun 7, 2019 | 953 views

Dil Sababay Haasaawo Wa daag Ka Dhaxeeyay Will Iyo Gabar ayaa ka dhacay Deegaanka Kadiye Oo 12 Km mitir U Jira Dhuusamareeb .

Waxaana Qoonsaday ama (Dhibsaday ) Ninkale Ugu Danbeeyna Sababay In Uu Dilo

Waa Mid Kamid ah Dhacdooyinka Ugub Ka Ah .

Adiga sidaas ma sameyn laheed gabdhaha waa macquul kkkk sax maseerkooda badan?

 

Like it? Share it!

Leave A Response