Dhageyso:- Gudoomiye ku xigeenkii arimaha bulshada maamulka gobolka hiiraan oo iska casilay xilkii uu hayay .

by admin | Friday, Jun 7, 2019 | 755 views

Guddomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada Gobalka Hiiraan C/qaadur Maxamed Arxaaw ayaa casilay xilkii uu haayay Maamulka Gobalka Hiiraan

Waxuu is casilaadiisa u Sababeeyay Wadaad Shaqeyn Laan Bahsan Ee Ka Jirto Maamulka iyo Cadaalad darro uu sheegay in uu ka shaqeyn waayay.

Waa Masuulkii ugu horeeyay ee kamid ah Maamulka Gobalka Hiiraan ee is casila tan iyo Markii Hirshabelle la dhisay Waa Shaqsi Yiri Saan Kuma Shaqeynkaro.

Xaalada magaalada Beledweyne iyo Magalada Buulo-burte Iyo Dhamaan Maamulka Gobalka Hiiraan oo U muuqato mid aloowsahal ah Waxana Sabaab u ah Maamulka Hirshabelle

Like it? Share it!

Leave A Response