Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Maxaa looga hadlaya kulanka Golaha Shacabka ee berri?

by admin | Sunday, Aug 2, 2020 | 419 views

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa berri taariikhduna ku beegan tahay 3/8/2020 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Agendaha ayaa ah

  1. Sii Wadida Dib u eegista Miisaaniyadda 2020.
  2. Ka Doodis iyo u Codeyn Wax Ka Badalka Sharci Num 75 Qodobkiisa 10aad ee Muda Xileedka Guddiga Madaxbanaan ee Xuduudaha iyo Faderaalka.

Xildhibaananada Golaha Shacabka ayaa Caawa lagu wargeliyay in berri uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay soo xaadiraan .

Like it? Share it!

Leave A Response