qaar ka mid ah shacabka magaalada baladweyne oo dhaliil u jediyay duqii baladweyne ee xilka laqaday{AKHRISO}

by admin | Sunday, Aug 2, 2020 | 452 views

safiya sheik cali jimcaale duqii magaalada baladweyne ayaa la sheegay in aysan wax u qaban dadka kunool magaalada baladweyene tan iyo markii xilikaas loo dhibay waxana jirtay dhaqaale badan oo lagu talagay in lasiiyo dadkii ku barakacay magaalada baladeyne ,
qaar ka mid ah dadkii ka shqeyn jiray nadaafada magaalada baladweyne ayaa warbaahinta u shegay in xilkasta ay balan been ah u qaban jirtay safiya sheikh cali jimcaale duqii magaalada baladweyne ee xilka laqaday.

Like it? Share it!

Leave A Response