Qaban qaabada xil wareejinta Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo ka socota Baladweyne

by admin | Saturday, Apr 14, 2018 | 931 views

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka socota qaban qaabada munaasabadda uu xilka kula wareegayo guddoomiyaha cusub ee gobolka Cabdulahi Axmed Maalin.

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Baladweyne ayaa lagu wadaa inuu ka qeyb galo munaasabadda.

waxaa  lagu wadaa in ay  goordhow  dhacdo munaasabadaas.

Like it? Share it!

Leave A Response