Sida 1 Luulyo Looga Xusay Magaalada baladweyne

by admin | Monday, Jul 1, 2019 | 755 views

Munaasabadan oo aheeyd mid lagu xusayey 1 luulyo oo ah markii Maalintii Xorriyadda Gobollada Koonfureed iyo Israacii Koonfur iyo Waqooyi ayaa si weyn looga xusayey Magaalada Baladweyne waxaana ka qeeyb galay wasiiro Xildhibaano ka Tirsan Hirshabeelle iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool Baladweyne.

Dhamaan madaxdii kala duwanaa ee munaasabada ka hadashay ayaa u Hambalyeysay umada Soomaaliyeed waxaana ay sheegen in loo baahan yahay in la difaaco calanka Soomaaliya oo dhiig badan usoo daaray.

Like it? Share it!

Leave A Response