Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaliya Oo Xariga ka jaray Terminaalka Cusub Garoonka Ugaas Khaliif.

by admin | Monday, Oct 18, 2021 | 512 views
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomalia Duraan Axmed Faarax iyo Masuliyin kala Duuwan ayaa si wadda jir ah Xariga uga Jaray Terminaalka Cusub iyo Dhismaha Cusub ee Garoonka Ugaas Khaaliif.
Terminaalka cusub ee Garoonka ugaas Khaaliif ayaa si Casri ah loo Dhisay iyadda oo maanta si Rasmi ah Xariga looga jaray Dhismaha Cusub ee Garoonka.
Masuliyin kala Duuwan oo ka hadlay Daah-Furka Dhismaha Garoonka ayaa sheegay in ay ku Faraxsan Yihiin Dhismaha Garoonka oo ay in badan sugayeen Waxana ay shegeen in loo bahan yahay in laga wadda Qeyb-qaato Qeeybaha kale ee Dhismaha Garoonka
Like it? Share it!

Leave A Response