Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saaka Magaaladaasi ay ka dhacday dhacdo fajac iyo layaab ku noqotay dadka degaanka, kadib markii Haweenay ay Ceejo ku dishay Wiil uu dhalay Nin Askari ah. Wararku waxaa ay soo sheegayaan in subaxnimadii saaaka uu falkaasi ka dhacay kismaayo, waxaana la sheegay in haweenaydu ay dishay...

Guddi kala metalayay Madaxweynaha Talada Kenya haya William Ruto iyo Hoggaamiyaha Mucaaradka Raila Odinga ayaa isla meel dhigay qodobo dhowr ah oo ay isku maandhaafsanaayeen Xukuumadda iyo Mucaaradkeeda. Waxa ay go’aamiyeen in si hoose loo damiyo dabka shidan ee billowgiisa kasoo ifbaxay natiijada Doorashada uu ku guuleystay William Ruto hasayeeshee uu si cad uga hor...

Maxkmadda Gobolka Banaadir ayaa maanta dhageysanaysa dacwadda loo haysto eedeysanayaal ka tirsan hay’adaha dowladda oo horay loogu soo eedeeyay musuq-maasuq. Dacwadda ay maanta Maxakamada Gobolka Banaadir dhageysanayso ayaa si gaar ah loogu haystaa saraakiil katirsan Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya. Masuuliyiinta oo 4 ruux ah ayaa waxaa ay kala yihiin...

Waxaa duuleedka degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud lagu soo bandhigay ciidamo Macawiisleey ah oo aad u farabadan, kuwaas oo la sheegay in loo diyaariyay ka qeyb galka wajiga labaad ee howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. ⓘ Ciidamadaan Macawiisleeyda ah ayaa tiradooda la sheegay iney tahay 3,000 oo loo diyaariyay iney qeyb ka noqdaan dagaalka dalka looga...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ka hadlay dablaydii dhawaan isku urursatay buurta Gacan-libaax ayaa sheegay in anay wax dhibaato ahi dhici doonin. ⓘ “Anuu waxan aaminsanahay in anay wax dhibaato ahi dhacayn, oo anay kabadnayn xafiiltan siyaasadeed oo marka doorasho la galayo isla leh” Madaxweyne Biixi ayaa sidaa ka sheegay madal lagu soo...

Guddigan Qaran ee la dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga maalgelinta argagaxisada ayaa sheegay in la daciifiyey awooddii Alshabaab u lahaayeen urursiga lacagaha baadda ah iyo boobka ay ku hayeen ganacsatada, sida ay sheegeen guddigu. ⓘ Hadalkan ayay guddigu ka sheegeen kulan ay la qaateen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, kaasoo guddigan ka...

Wuxuu doonayay inuu muddo 100 saacadood oo xiriir ah ooyo ama ilmeeyo si uu rikoor cusub uga dhigo Buugga Dhacdooyinka Dunida ee GBWR. Laakiin markii uu marayay daqiiqadii 45aad wuxuu si ku meelgaar ah u lumiyay nuurka ama iftiinka aragga. Ninkan oo u dhashay Nigeria, wuxuu ku qasbanaaday inuu hakiyo isku daygiisa oo loola degdego isbitaal si loogu soo dabiibo. Madax xanuun,...

Xiisad dagaal ayaa Manta ka taagan Xaafada Howl-wadaag ee Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan kadib markii Ciidamo hubeeysan ay bar-koontarool oo cusub ay ka sameeysteen Xaafadan.   Ciidamadan ayaa sheegay in ay gaadiidka ka qaadayaan Canshuur Cusub, waxaana Ciidamadan hogaaminayo Cabdimaalik maxamed aamin oo dhawaan Cali jeeyte Cismaan u magacaabay Kastamka Canshuurta...

Wasiirka gaashaanhigga xukuumadda Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa xaqiijiyay, in weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhawaan ka dhacay xerada Jaalle Siyaad ay dowladdu saraakiil badan u xirtay. ⓘ Wasiirka gaashaandhigga oo hortagay baarlamaanka, ayaa sheegay in baaritaanno ay ku socdaan saraakiil badan oo loo xiray masuuliyadda weerarkan, iyo kuwa kale...

Hay’adda MSF ayaa shaacisay inay sii wadidoonto shaqada gobolka Sool, iyada oo hawlaheeda caafimaadka kasii wadi doonta degaanka Kalabaydh, oo qiyaastii 40 kiiloomitir koonfur ka xigta magaalada Laascaanood. ⓘ War saxaafadeed kasoo baxay hay’adda MSF ayaa lagu sheegay in hay’addu ay bixinayso daryeelka aasaasiga ah ee hooyada iyo dhalmada kasoo barakacay...