Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Hay’adaha samafalka ee Save the Children iyo  Church ayaa beesha caalamka ugu baaqay in gargaar bini’aadantinimo oo degdeg ah la gaarsiiyo Itoobiya, Soomaaliya Kenya halkaas oo ugu yaraan 16 milyan oo qof ay halis ugu jiraan macaluul ka dhalatay abaartii ugu xumayd muddo 40 sano ah. Sida ay sheegtay Hay’adda Save the Children iyo Urur-goboleedka IGAD oo ka kooban...

Gudoomiyaha Gudiga xalinta khilaafaadka doorashada dadban ayaa waxba kama jiraan kutilmaamey doorashadii shalay lagu qabtey degmada ceel waaq ee Gobolka Gedo wuxuuna sheegey iney baalmarsan tahay heshiiskii doorashada dadban. Maxamed Cawil ayaa sidoo kale sheegay in ay sharci daro tahay doorashada Garbahaarey laga qaban qaabinaayo maadaama ay ka maqan yihiin guddiga doorashooyinka...

Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland iyo Wafti balaadhan oo uu hogaaminàayo ayaa gaadhay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Ujeedka Safarka madaxwayne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ah in maanta uu soo xidho deegaan doorashada labaad ee Jubbaland oo màanta shantii kursi ugu danbeeyey lagu dooranaayo. Madaxweynaha Jubbaland ayaa shalay gaaray Magaaladaasi halkaasi...

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa goor dhow shahaadada musharaxnimo gudoonsiiyey musharaxiinta u tartamaya 5 kursi oo ah kuraastii ugu dambeeysay ee taalay deegaan doorashada labaad ee Degmada Ceelwaaq. Maanta Guddiga doorashada heer Dowladd Goboleed ee Jubaland ayaa soo gaba gabeeyn doona doorashada kuraasta taala  deegaan doorashada...

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha mudo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu sheegay in doorashooyinka isbarbar socda ee Garbahaareey iyo Ceelwaaq ay yihiin kuwa sharci darro ah oo baal marsan Sharciga Jihaynta Doorashooyinka Dadban ee ay ansixiyeen Labada Aqal ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Wareegtadan oo lagu...

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay weerar madaafiic ahaa ku qaadeen Saldhig Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland ku leeyihiin degaanka Baarka oo hoostaga Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Goobjoogayaal ku sugan degaanka la weeraray ayaa waxaa ay sheegeen inay maqlayeen jugta madaafiicda oo qaarkood ku dhacay Xerada Ciidamada...

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Maamulka Jubbaland ayaa Maanta degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ku doortay Kurisgii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka. Kursiga Hop#119 ayaa waxaa ku guuleystay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Abukar Xaaji oo kursigaan horay ugu fadhiyay kadib markii uu tanaasulay musharixii kale ee...

Ciidanka Daraawiishta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maalintii labaad waxay Koonfurta Gobolka Mudug ka wadaan howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab oo mararka qaar weeraro ka fuliya degaano kamid ah Goblkaas. Ciidankaan oo kaashanaya ciidanka Sirdoonka Qaranka ee NISA iyo kuwo is abaabulay oo dadka deegaanka ah waxay saraakiisha hoggaamineysa sheegeen in howlgalkaan...

Dalka Honduras ee ku yaalla Ameerikada dhexe ayaa Maraykanka u gacan gelisay madaxweynihii hore ee dalkaas Juan Orlando Hernandez, si uu u waajaho eedo la xidhiidha ka ganacsiga daroogada iyo hubka. Madaxweynaha hore ee Hondorus ee Maraykanka loo gacangeliyey ayaa mar ahaan jiray xulafada ugu muhiimsan Maraykanka ee la dagaalanka daroogada. Madaxweyne Hernandez oo xilka...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta tagaya Gobolka Gedo gaar ahaan Xarunta deegaan doorashada labaad ee Magaalada Ceelwaaq. Xubno katirsan Madaxtooyada Jubbaland ayaa xaqiijiyay tegitaanka Axmed Madoobe ee Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, isaga oo daahfuri doona kuraasta lagu dooranayo degaan doorashada labaad ee Ceelwaaq. Shalay...