Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Boqolaal Dadweyne ah oo ka kala yimid Xaafadaha Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay Maanta goob fagaaro ah ka dhigeen Banaanbax, iyaga oo sidoo kale ku dukday Salaad Roobdoon ah. Dadweynaha oo isugu jiray Culimo, Arday iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada aya isugu yimid fagaaraha Brxad Iskuulka Mujamac ee Magalada bledweyne, iyaga oo halkaasi Alle...

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa tiro hobiyayaal ah kaga jawaabay Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab oo labo Hoobiye ku tuuray afeefka hore ee Xarada Ciidamada xooga ay ku leeyihiin duleedka Magaalada Garbahareey ee Gobolka Gedo. Taliyaha Booliska Gobolka Gedo Cabduqaadir Cumar Biixi ayaa sheegay in ragga weerarka hoobiyeyaasha ah geystay ay ahaayeen labo, isla markaana...

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wada dadaal ay ku doonayso in lagu sii daayo Soomaali ku xiran dalka Suuriya oo tirsanaa ururka Daacish kana barbar dagaalamay, iyaga iyo Carruurtooda Sii hayaha safaaradda Soomaaliya ee dalka Suuriya  Farxaan Gurxan, ayaa sheegay in uu la kulmay saraakiil ka tirsan Jabhadda Kurdiyiinta ee maamusha qaar kamid ah Gobolada dalka...

Labo qarax oo xooggan ayaa laga maqlay magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, sida ay sheegeen goobjoogayaal. Waxay sheegeen in hal qarax uu ka dhacay meel u dhow Xarun lagu dumaameesto oo dhowr tallaabo u jirta saldhigga booliska iyo mid kale oo ka dhacay waddo ku dhow xarunta baarlamaanka. Booliiska ayaa si degdeg ah uga hadlin qaraxyadaan, mana cadda in qaraxyada...

Dowladda Kenya ayaa shaacisay in Xabsi kuyaal Magaalada Nairobi ay ka baxsadeen Saddex Rag ah oo lala xiriirinayo inay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaan ee ka dagaaalama Gudaha Soomaaliya. War kasoo baxay Ciidamada waaxda dambi baarista Kenya ayaa waxaa lagu sheegay in ay baadi goobayaan Saddexda ragga ah oo muddo ku xirnaa xabsiga wayn ee Kamiti ee magaaalada Nairobi,...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyay hubka qarsoodiga ah ee ay helaan AlShabaab, taasoo ay sheegeen in ay xadgudub ku tahay cunno-qabteynta hubka ee Qaramada Midoobay kusoo rogtay Soomaaliya. Golaha ammaanku waxay u codeeyeen in muddo sannad ah lagu kordhiyo muddada xayiraadda hubka ee saaran Soomaliya, iyagoo sheegay in dhaqdhaqaaqyada xiriirka la leh...

Kadib markii Baraha Bulshada lagu faafiyay saacadihii la soo dhaafay in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, balse Xukuumadda Soomaaliya ay warkaasi beenisay. Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaaladda ayaa sheegay in Ra’iisul  Wasaare Rooble uusan u qorsheysneyn la kulanka hoggaanka Ahlusunna Waljamaaca. ” Ra’iisul...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ka qaybgalay kulan wakiilka bandhiga adduunka ee geeska Afrika, Keith Hansen, madaxa bangiga adduunka ee Soomaaliya, Kristina Svensson iyo saraakiil kale oo bangiga ka tirsan ay la qaateen qaar ka mid wasiirrada wasaaradaha uu ka socda mashaariicdaa uu Bangiga...

Waxaa xalay xarunta Madaxtooyada Puntland ee Magaalada Garoowe kulan horudhac ah ku yeeshay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo shalay gaaray Garoowe & Madaxweynaha martida loo yahay ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Kulanka oo ay albaabadu u xirnaayeen ayaa wararka la helay ay sheegayaan inay uga wada hadleen Arrimaha Doorashooyinka Aqalka hoose ee...

Waxaa xalay xarunta Madaxtooyada Puntland ee Magaalada Garoowe kulan horudhac ah ku yeeshay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo shalay gaaray Garoowe & Madaxweynaha martida loo yahay ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Kulanka oo ay albaabadu u xirnaayeen ayaa wararka la helay ay sheegayaan inay uga wada hadleen Arrimaha Doorashooyinka Aqalka hoose ee Baarlamanka...