Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wargeyska Alitixaad ee ku hadlo afka dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa caddadkiisa maanta oo isniin ah 23ka April waxaa kusoo baxay maqaal ah “Maxaan ugu guul dareysanay dagaalka warbaahinta ee Soomaaliya?” maqaalkan oo uu qoray qoraa Sacuudiyaan ah laguna magacaabo Mansuur Alnuqeydaan oo deggen Imaaraadka kana mid ah gacan yara yaasha wasiirka Arrimaha dibadda...

Magaalada  baladweyne ee xarunta  gobolka  hiiraan waxaa ka dhacay  kulan ay yeesheen madaxweynaha  maamulka hirshabeele iyo wafdi ka socday qaramada midoobay  waxaan kulankaas  lagu hadlay sidii  loo caawinlahaa dad ka barakacay magaalada baladweyne ee xarunta gobolka  hiiraan. Hoos ka dhageyso: http://www.reegaay.com/wp-content/uploads/2018/04/22.mp3 ...

Maamulka degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa xabsiga u taxaabay weriye Cabdulaahi Maxamed Xasan(Al-Cadaala) oo ka mid ahaa weriyaasha ka howgala degmada Balcad. Weriye Al-Cadaala ayaa la sheegay in xarigiisa uu ka dambeeyay amar uu bixiyay guddoomiyaha degmada Balcad Qaasim Furdug iyadoo aan la ogeyn sababta dhabta ah ee ka dambeysa xariga weriye Cabdulaahi Al-Cadaala. Cabdulaahi...

Dalladda Jilaayaasha aan dowliga ahayn ee  ayaa maanta magaalada Muqdisha waxa ay ku qabatay kulan Ballaaran oo ay ka qaygaleen xubno ka socday Ururada bulshada Rayidka ah ee Koofurta iyo Bartamaha, Culimada diinta, Odayaasha dhaqanka, dhallinyarada iyo madaxda SOSCENSA. Guddoomiyaha SOSOCENSA; oo ka hadlay Shirka ayaa sheegay in kaalinta bulshada rayidku ay waxtar iyo...

Xildhibaan hore Xasan Cabdi Xasan Dhuxul, ayaa waxa uu maamulka uu hoggaamiyo madaxweyne Waare ee Hirshabelle ku eedeeyey inaanu wax shaqo ah ka qaban magaalada B/weyne oo xilligaan ay xaalad adag ka taagan tahay. Xildhibaanka oo la hadlay warbaahnta ayaa sheegay in wax maamul ah aanu jirin marka loo eego dayacaadda ka taagan deegaannada Hirshabelle gaar ahaan B/weyne. Waxa...

Muran Xoggan Oo La xiriira Dastuurka ayaa Durba kasoo If baxaya Doorashada Kursiga Goddomiyaha Golaha shacabka Ee soomaaliya kaasi oo salka Ku haya in Wasiir Musharax ah aan La laga Qabaneenin araajidiisa Musharaxnimo ilaa iyo Uu Keeno Cadeemo Muujinayo in uu iska casilay Xilka Wasiirnimo. Wasiirka Dastuurka ayaa horay u sheegay in taasi aysan aheen Dastuuri islamarkaasi...

Telefishinka RTN TV ee xaruntiisa tahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa laga saaray Satelite-ka Thaicom oo ah Satelite-ka ugu badan ee Telefishinada Soomaalida ka soo galaan. Qoraal uu bogga Facebook ku leeyahay Telefishinka RTN ayaa lagu sheegay in muddo 24 saac ay hawada ka maqan yihiin, kaddib dacwad ay ka gudbisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya. “Waxaan...

Maamulka degmada   Balcad ee Gobalka Shabellaha dhexe ayaa galinkii dambe ee Maanta xabsiga u taxaabay Wariye C/laahi Alcadaala ka dib markii uu Gudoomiyaha Degmada Qaasim Cali Nuur uu amar ku bixiyay in xabsiga la dhigo. Xariga wariyaha ayaa yimid ka dib markii uu ku daabacay bartiisa facebookga shaqaaqo shalay ka dhacay degmada taas oo maamulka uu aad uga carooday.   Wariye...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa sheegay in xukuumadiisu ay ka go’an tahay la dagaalanka musuq maasuqa si Bulshada Soomaaliyeed ay u helaan cadaalad. Isaga oo ka qeyb galayay munaasabad lagu daahfurayey  barnaamijka tirakoobka shaqaalaha dowladda ayaa waxa uu sheegay in hadii aan lala dagaalamin musuq maasuqa aan laga adkaan Karin Al-Shabaab. “hadii...

Shiikh Cismaan Barre Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka digay in khilaaf lagu dhex beero Baarlamaanka Hir-Shabeelle. Waxa uu soo hadal qaaday warar sheegaya in Mooshin laga gudbiyay, Shiikh Cismaan ayaa ku jawaabay in aanan jirin Khilaaf kala dhex yaalla Xildhibaanada Baarlamaanka. Shaqsiyaad uu ku tilmaamay in ay doonayaan...