Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Saraakiisha ciidamada xooga Soomaaliya ayaa guulo ka sheegtay dagaalo ay la galeyn Al-shabaab, kuwaas oo ka dhacay inta u dhaxeysa magaalooyinka Beladweyne , Maxaas iyo Matabaan oo ka tirsan gobolka Hiiraan. Af-hayeenka ciidamada xooga ee gobolka Hiiraan Maxamed Nuur Cagajoof oo la hadlay warbaahinta dowlada ayaa sheegay in Al-shabaab ay ka dileyn 30 dagaalame sidoo kalane...

War goordhow na soo gaaray ayaa sheegaya in dad ku sugnaa isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho ay mar qura kala carareen ka dib markii ay ka baqeen gaari NOAH ah oo isgoyska meelaan ka fogeyn tiilay. Gaariga NOAH-da oo tiilay wadada laamiga dhiniciisa gaar ahaan goob mehrad caanka ah oo isgoyska ku taala ayaa dadka ay ka shakiyeen,waxayna durba bilaabeen iney kala cararaan. Dadka...

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Taliska Ciidamada AMISOM ee magaalada Muqdisho uu amar dhanka galitaanka ah kasoo saaray Xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho. Taliska ayaa la xaqiijiyay inuu soo saaray qoraal amar ah oo lagu mamnuucayo galitaanka Xarunta Xalane oo Saldhig u ah Diplumaasiyiinta iyo ciidamada Shisheeye. Xarunta Xalane ayaa sidoo kale Saldhig u...

Dowladda Maraykanka ayaa waxay qorsheysay in Labada Todobaad ee ina soo aadan maalin ka mid ah ay si ba’an u duqeyso xarumo muhiim u ah Al-shabaab oo ku yaalla gobollada dalka. Inkastoo xogtan oo wada dhammeystiran aanu helin ayaa hadana waxaan helnay qaar ka mid ah xogta. Diyaaradaha Maraykanka ayaa duqeyn culus ka fulin doona illaa 12 xarun oo Al-shabaab ku leeyihiin...

Sida lagu daabacay Wareyska Alceyn Imaaraadka ayaa goor dhow ku dhawaaqay  in gabi ahaanba albaabada la iskugu dhuftay isbitaal weyn oo uu Imaaraadka Carabta ka furay magaalada Muqdisho ee lagu magacaabo Sheekh Zayed Hospital. Arrintaan ayaa imaaneysa xilli uu aad usii xumaaday xiriirka ka dhexeeyay labada dal ee Imaaraadka Carabta iyo Somalia kadib markii dowladda Somalia...

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen deegaan kaabiga ku haya xuduud beenaadka. Shalay gelinkii dambe iska hor’imaadyo culus ayaa deegaanka Kala Beyrka ku dhaxmaray maleeshiyaad Soomaali Amxaara kalkaal ah iyo dadka deegaanka. Dagaalka ayaa yimid kadib markii maleeshiyaadka oo taageera...

Xaalad cakiran iyo qas ayaa ka dhex taagan ciidamadii Imaaradku tababarray ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo maanta ay fasaxeen Saraakiishii Imaaraadka ee gacanta ku hayey. Ciidamadan oo ku jira saldhig ku yaalla degmada Hodon ayay saraakiisha Imaaraadka u u khidbeeyeen ciidamada una sheegeen inaysan heynin wax ay siiyaan, wixii maanta ka bilowday aysan joojiyeen taageeradooda...

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi waare ayaa waxa Uu maanta  Magaalada baladweyne Xarunta Gobolka Hiiraan  kula kulmay wafdi ka socda qaramada midoobay. Xubnaha uu Madaxweyne Waare la kulmay ayaa waxay ka wada hadleen sidii Mashaariic Horumarineed looga Fulinlahaa Deegaanada Hirshabelle. mashaariicda ayaa waxaa laga hir gelinayaa degmooyinka Jowhar,Baladweyne iyo...

Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo maalmahan khilaafkooda uu cirka isku shareeray ayaa waxaa u bilowday wada hadal ay kaga wada hadlayaan xiisada u dhaxeysa labada dal. Kulamada wada hadalka ah ee u dhaxeeya labada wadan ayaa waxaa yeelanaya Madaxda ugu sareysa ee Imaaraadka Carabta iyo Soomaaliya, oo ka xaajoonaya sidii Caleemo qoyan loo saari lahaa xiisada...

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyay sababaha uu uga biyo diiday in uu xilka ku wareejiyo guddoomiyaha cusub ee la magacaabay Cabdullaahi Axmed Maalin. Cali Jeyte ayaa sheegay in is faham la’aanta u dhaxeysa isaga iyo Hirshabeelle ay ka dhalatay maamulka maamuliyada gobolka oo sida...