Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa gacanta ku dhigay laba nin oo ka tirsan kooxda Al-shabaab oo magaalada Muqdisho ka fulin rabay falal ka dhan amaanka. War kooban oo kasoo baxay hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in labadaan nin ciidanku gacanta kusoo dhigeen iyaga oo gacmaha ku wata bambooyin ay doonayeen iney ku dhibaateeyaan...

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo ay hoggaaminayso Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Catriona Laing. Kadddib go’aankii xalay kasoo baxay Golaha Wasiirada, Dowladda Puntland ayaa gaarkeeda ula macaamilaysa Beesha Caalamka, iyadoo Madaxweyne Deni uu la wadaagay Qaramada...

Baarlamaanka Soomaaliya ee ka kooban labada aqal ayaa shalay cod aqlabiyad leh ku ansixiyey dib u eegidda dasturuka KMG iyo wax ka beddelka qaar ka mid ah afar cutub oo dastuurka ku jira. Qaar ka mid ah waxyaabaha la beddelay waxaa ka mid ah muddada xil haynta madaxweynaha oo laga dhigay 5 sano, halkii ay markii hore afar sano ahayd, ayadoo madaxweynahana uu ku imaanayo...

Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada ammaanka ka sameeyeen gudaha magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ka ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Holwgalkan oo ay iska kaashadeen ciidamada qaybahooda kala duwan ayaa yimid, kadib markii weerar loo adeegsaday qarax bam-gacmeed ah lagu qaaday Masaajid ku yaalla...

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad leh u meel mariyay wax ka bedel lagu sameeyay afar qodob oo kamid ahaa Dastuurka KMG ee dalka lagu maamulayay. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaana dedaal badan ku bixiyay sidii wax looga bedeli lahaa dastuurka KMG ee dalka u yaallay, waxa uu sidoo kale ka shaqeeyay...

Madaxweynihii hore ee dalkan Maraykanka Donald Trump ayaa weydiistay maxkamadda racfaanka ee Georgia, inay baabi’iso galdacwadeedka xeer ilaaliyaha degmada Fulton County, kaas oo ku saabsan, eedo la xidhiidha, isku daygii uu Trump doonayey inuu ku hor istaago natiijada doorashada ee gobolka Georgia, sannadkii 2020, xilligaas oo doorashada looga adkaaday. Qoraalkan oo...

Xildhibaanada labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya oo haatan kulan ku leh xarunta Villa Hargeysa ayaa maanta ansixiyay wax ka beddelka dastuurka, waxayna xildhibaanadu u codeeyeen afarta cutub ee ugu horreysay dastuurka. Xildhibaanada ayaa marka hore mid mid u meel mariyay afarta cutub ee wax laga beddalay, kuwaas oo labadii bilood ee lasoo dhaafay ay ka doodayeen mudanayaashu. Sheekh...

Koox burcad-badeed Soomaali ah oo afduub u heestay dooni laga leeyahay dalka Iran ayaa isku dhiibay ciidamada badda dalka Hindia, kaddib markii la hareereeyeen kooxdaasi burcada ah ee geesatay afduub. Warbaahinta dalka Hindia oo soo xiganeysa saraakiil katirsan ciidamada badda Hindia ayaa baahiyay  in howlgal qaatay muddo saacadood ah ay sababtay in bur-cadeeda afduubka...

Waxaa goordhaw xarunta KMG ee golaha Shacabka ka furmay kulanka wadajirka ah ee xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaa oo maanta ah mid xasaasi ah si weyna loo wada sugayay. Kulanka maanta ayaa lagu wadaa in xildhibaanada labada Aqal ku meel mariyaan qodobo kamid ah dastuurka KMG ah ee Soomaaliya oo isbedel weyn lagu sameeyay, qodobadan ayaana...

Siyaasiyiinta Mucaaradka ah ee Yuhuudda ayaa billaabay olole xooggan oo ay ku doonayaan in ay xilka uga tuuraan Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu iyaga oo haysta fursado waa wayn sida in ay ku tilmaami doonaan nin ku fashilmay dagaalka Xamaas & dayaca saraakiil badan oo laga dilay. Xubnaha mucaaradka ah ayaa la sheegay in ay dhexda ka galeen Dadka ehelkooda ay...