Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira booqasho rasmi ah oo uu ku joogo dalka Talyaaniga ayaa Khudbad ka jeediyay kulan dadweyne oo ka dhacay Jamaacada LUISS Guido Carli University ee magaalada Rome. Madaxweynaha ayaa hadal-jeedintiisa ku dul istaagay xiriirka taariikhiga ah ee ay wadaagaan Soomaaliya iyo Talyaaniga, halganka...

Hay’adda dembi baadhista gudaha ee Maraykanka ee FBI ayaa waraaqo cusub oo sir ah ka heshay guriga madaxweyne ku xigeenkii hore ee Maraykanka, Mike Pence ee ku yaalla gobolka Indiana, intii lagu gudajiray baadhitaan ay saraakiisha hay’addu ku sameeyeen maalintii Jimcaha. Baadhitaankan ayaa yimi, ka dib markii qareenada Mike Pence ay guriga madaxweyne ku xigeenka ka...

Dowladda Turkiga ayaa xaqiijisay in ay sii kordheen tirada Dadka  ku dhintay dhul-gariirka ku dhuftay Dalkaas iyo waddanka ka deriska la ah ee Suuriya, waxaa dhismaha burburay laga soo hoos bixiyay maydadka dad dhintay. Madaxweyne ku xigeenka Turkiga Fuat Oktay ayaa sheegay in wadarta guud ee dalkiisa ku dhimatay in ay kor u dhaafeyso 17,674 (Toban & todobo kun, lex...

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal xoogan oo xalay ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka ku dhexmaray duleedka Magaalada LaS-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka oo maalmihii la soo dhaafay socday ayaa hakaday shalay Gelinkii dambe balse Wararka aan helnay ayaa waxaa ay sheegayaan...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Shir-guddomiyey Shirka Amniga Gobolka Bari. Shirka oo ay kasoo qayb-galeen Guddiga Amniga Gobolka Bari iyo xunbo ka tirsan Golaha Wasiirada, ayaa looga hadlay Adkeynta Nabadgelyada, Horumarinta magaalada iyo garab istaaga mashaariicda horumarin iyo...

Hoggaanka danbi baarista DCI ee dalka Kenya ayaa ugu baaqay shacabka inay si iskaa wax u qabso ah u soo gudbiyaan xogta shan eedaysane, oo lala xiriirinayo inay xiriir la leeyihiin shabakadaha argagixisada gaar ahaan Ururka Al-Shabaab. Afar ka mid ah Eedeysanayaasha ayaa la rumeysan yahay inay ku lug lahaayeen Weeraradii ugu dambeeyay ee ka dhanka ahaa ciidamada ammaanka...

Hay’adaha sirdoonka Maraykanka ayaa baaritaankooda kusoo gabagabeeyey in buufintii looga shakisanaa howlaha basaasnimada Shiinaha oo dhawaan soo dulmartay Maraykanka ay qayb ka aheyd barnaamij ballaaran oo basaasnimo ay oo wadaan ciidamada Shiinaha. Xiriirka ka dhexeeya buufintan iyo ciiidamada Shiinaha ayaa markii ugu horaysay Talaadadii waxaa qoray wargeyska Washington...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad soodhaweyn ah oo heerkeedu sarreeyo loogu sameeyey qasriga Madaxtooyada dalka Talyaaniga ee Quirinale Palace, halkaas oo uu salaan Sharaf ka qaatay ilaalida Jamhuuriyadda. Munaasabadda ku qabsoomtay qasriga ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Talyaaniga Sergio Mattarella waxa uu ku muujiyey...

Magaalada Laascaanood e xarunta gobolka Sool waxaa maalintii Afaraad ka socda dagaal u dhexeya Ciidamadda Soomaliland iyo dadka  degaanka . Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu ka soconyo  Gooje Cadde oo Ciidamadda Soomaliland Fariisin ay ku leeyihiin isalamarkaana  5 Kiiloomitir  u jira Magaalaada Laascaanood. Xaafado ku yaala Laascaanood ayaa lagu soo warramayaa...

Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa tan iyo markii sida weyn loogu jabiyay dagaalka socda ee iska kaashanayaan ciidamada dowlada iyo kuwa deegaanka ayaa waxay billowday joogteynta istaraatijad ay horey isticmaali jirtay. Sarkaal hore uga tirsanaa xoogaga gacan-saarka la leh Al-Qaacida oo lagu magacaabo Cumar Abuu Ayaan oo la hadlay VOA ayaa waxa uu...