Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Bariire oo kamid ah degaannada hostaga degmada Awdheegle ee Gobolkaasi Shabeellaha Hoose. Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii Al-Shabaab ay weerareen Saldhiga Ciidamada dowladda ku leeyihiin degaanka Bariire, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal...

Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Rooble iyo madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo waa isku khilaafsanyihiin shaqo-joojinta xalay xili dambe uu Ra’iisul Wasaaruhu ku sameeyey taliyihii hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-suggidda Qaranka NISA. Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka marna soo noqday Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in arrintaan...

Madaxweynaha Muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kasoo horjeestay shaqa joojintii uu Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta uu ku sameeyay Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa lagu yiri” Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Markii uu arkay warqadda sumaddeedu ay tahay...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray warqad shaqada looga joojinayo Agaasimiha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa lagu sheegay in sababta tallaabadaas uu u qaaday ay tahay kadib markii warbixintii Hay’adda NISA ee...

Safiirkii hore ee Estonia ee UK Tiina Intelmann ayaa loosoo magacaabay in ay hoggaamiso safaaradda Midowga Yurub ee Soomaaliya. Tiina Intelmann waa qofkii saddexaad oo Estonia u dhashay oo hoggaamiya safaaraddaha dibadda ee Midowga Yurub. Waxay shaqada kala wareegi doontaa oo xafiiska banaynaya Kadib 3 sano oo uu ahaa safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicalos Berlang...

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Hirshabele ayaa warqad codsi ah u diray Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeele Cali Cabdullahi Xuseen inuu soo gudbiyo liiska musharixiinta utartamaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS. Madaxweynaha Hirshabeele ayaa maanta lagu wadaa inuu soo magacaabo qaar kamid ah musharraxiinta kuraasta aqalka sare, laakiin madaxweynaha waxaa...

Tiro hoobiyeyaal ah ayaa waxaa ay xalay ku dhaceen meelo kamid ah Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle, kuwaas oo jugtooda laga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar. Hoobiyeyaasha ayaa waxaa la sheegay inay ku dhaceen goobo ay kamid yihiin, agagaarka Madaxtooyada Hir-Shabeelle , Xaruntii Hay’adda UNICEF iyo Dugsiga Sheekh Xanafi iyo goobo kale...

Inta badan dowladdaha xubnaha ka ah Midowga Afrika ayaa ku boorrinaya Qaramada Midoobay inay gacan ka geysato xoojinta dadaallada nabad-ilaalin ee Soomaaliya, iyadoo Midowga Afrika uu ka tusaale qaadanayo qabsashadii Daalibaan ee Afgaanistaan. Sarkaal sare oo katirsan Midowga Afrika ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay si weyn ugu tiirsan tahay ciidamada Afrikaanka ee...

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay afduub Baledweyne loogu geystay wiilal dhalinyaro ah oo loo afduubtay iney isku qoys yihiin taliyaha Nabadsugida Soomaaliya Fahad Yaasiin. Xildhibaan Faarax C/qaadir oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya oo ay isku qoys yihiin wiilasha lagu afduubtay Baledweyne ayaa marka hore ka tacsiyadeeyay...

Macalin reer Hargaysa ah oo sheegay in uu mudo 15 sano ah macalin ka ahaa dugsiyada ay maamusho hay’ada Al-huda, oo sheegay in uu hay’ada xaqiisii ka doontay kadib markii shaqada laga eryay bishii July, ayaa ku andacooday in hay’adu usoo dirtay dad dila si aanu xaqiisa u doonanin. Macalinka oo lagu magacaabo Baashe Aadan Haybe, ayaa waraysi uu siiyay...