Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay weerar dhanka cirka ah ka fulisay bariga Afghanistan oo ay ku beegsatay koox xiriir la leh ISIL, maalin kadib weerar ka dhacay banaanka garoonka diyaaradaha Kabul oo lagu dilay ugu yaraan 175 qof iyo 13 askari oo Mareykan ah. “Duqeynta oo aan cidi wadin ayaa ka dhacday Gobolka Nangarhar ee Afgaanistaan. Tilmaamaha bilowga ah...

Kadib markii ay dib uga soo baxeen ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya, Al-Shabaab ayaa dib u qabsaday deegaanada Bacaadweyne iyo Camaara ee gobolka Mudug. Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyey in Al-Shabaab ay gudaha deegaanadan lasoo galeen Xubno badan aad u hubeysan. Talaadadii ayey aheyd markii ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa maamul...

Ugu yaraan 60 qof oo shacab ah iyo 12 askari oo Mareykan ah ayaa la dilay, kadib markiii laba qarax oo is-miidaamin ah lagu soo weeraray garoonka diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kabul, sida ay sheegeen saraakiisha Afghanistan iyo Mareykanka. Saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in 11 ka mid ah ciidamada badda iyo hal qof oo ka tirsanaa shaqaalaha caafimaadka ee ciidamada...

Kooxda Alshabaab ayaa dib ula wareegtay deegaannada Bacaadweyne, Camaara iyo Qeycad ee koonfurta gobolka Mudug, sida lagu sheegay warar lagu faafiyay baraha internetka ee faafiya wararka Alshabaab. Alshabab waxay sheegeeen ciiddamadii halkaas ku sugnaa in ay isaga baxeen, kadib weerarkii labo maalin ka hor ay ku qaadeen magaalada Camaara, halkaas oo ay ku qabsadeen gaadiid...

Fadhigii 78-aad golaha Wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenka Maamullaas Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa warbixino lagaga dhegeystay wasiirrada wassaaaradaha, Arrimaha Gudaha iyo horumarinta maaliyadda. Ugu horrayna waxa warbixin laga dhegeystay wasiirka Arrimaha...

Kooxda Taalibaan ayaa weydiisatay Turkiga kaalmo farsamo si ay u maamulaan garoonka diyaaradaha ee Kabul kadib marka ay baxaan ciidamada shisheeye, laakiin Taalibaan ayaa ku adkaysaneysa in milatariga Ankara ay sidoo kale si buuxda uga baxaan Afghanistan dhammaadka bishan August. Sida laga soo xigtay laba sarkaal oo Turkish ah, codsiga ay shuruuddu ku xirantahay ee Taalibaan...

Kulan saacado badan qaatay ayaa waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ku yeeshay Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda degaannada Puntland, iyaga oo ka soo saaday Warsaxaafadeed ay uga hadleen xaaladda xilligaan ee dalka Soomaaliya. Kulanka ayaa Odayaasha & waxgaradka waxaa ay uga hadleen dhowr qodob oo u badan arrimaha siyaasadda, kuwaas oo kala ah. 1: Doorashadii...

Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah galay dagaalka  degaano ku yaal Galbeedka Gobolka City ku dhexmaraya Soomaalida iyo Canfarta, kaas oo la soo sheegayo in khasaaraha ka dhashay ay kordheen. Dagaalada ayaa waxaa la sheegay in maleeshiyaadka Soomaalida ay isku fidiyeen dhul horleh sida degaannada Roto, Tarayna, ilaa Birta-dheer, kuwaas oo waxyar u jira magaalada Cadayti...

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaalo culus oo degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM & Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Dagaalada  ayaa waxaa ay ka kala dhaceen degaanada Jasiirada Kudhaa iyo Hoosingow, kaddib markii sida la sheegay Xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar...

Laba Nin oo hubeysnaa ayaa waxaa lagu dilay rasaas ay boolisku ku fureen deegaanka Dadajabula, oo ka tirsan degmada Wajeer, ee gobolka Waqooyi bari dalka Kenya Ciidamada Booliiska Magaalada Wajeer ayaa waxaa ay  gacanta ku dhigeen afar qori oo AK47 ah iyo in ka badan 300 oo rasaas ah, waxaana raga la dilay kujiray  askari ka tirsan Ciidamada Booliska keydka gaarka ah. Sidoo...