Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Agaasimaha guud ee wasaaradda batroolka iyo macdanta dowlada Soomaaliya Maxamed Xaashi Carabeey ayaa ka qayb galay shir looga hadlayay shidaalka Soomaaliya ee ku jira badda. Shirkan oo lagu qabtay habka fogaan araga ee internetka, waxaa soo qaban qaabiyay Hay’ada Friends of the Horn Foundation, waxana looga dooday aragtiyo iyo Hanaanka ugu wanaagsan ee looga Faa’iideysan...

Wasiirkii hore Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya kana mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka oo muddo xileedkooda dhamaaday Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay xaalada Maamulka Hir-Shabeelle iyo kulamada xal raadinta ah ee ka socda Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Wasiir hore Goodax Barre oo la hadlay Tv-ga Somali Cable ayaa sheegay in wada-hadalladii...

Ciidanka xooga Gaarka ah ee dowlad degaanka Soomaalida ayaa kantaroolka Magaalo-qaran oo kamid ah degaannada Dowlad degaanka ku qabtay hub sharci darro ah. Hubka ayaa saraakiil ka tirsan Ciidamada dowlad deganka ay sheegeen in lagu waday gaari, waxaana la socda rasaas farabadan oo jawaano lagu shubay, kuwaas oo la doonayay in la geliyo halka lagu Magacaabo Magaalo-qaran Sidoo...

Waxaa Maalintii labaad Magaalada Muqdisho ka socda Shirka Golaha wadatashiga ee ka kooban Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxeeynayaasha Shanta Dowlad Goboleed iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Shirka oo shalay sirasmi ah uga furmay teendhada Afisiyooni ayaa Madaxda waxaa ay isku afgarteen ajandaha ay ka hadli doonaan iyo maalmaha uu shirka...

Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka guud ee Amniga Hirshabeelle oo ka dhacay Beledweyne. Madaxweyne Kuxigeenka ayaa warbixin guud ka dhageystay Saraakiisha Hay’addaha Amaanka iyagoo Madaxweyne Kuxigeenka la wadaagay xaaladaha Amniga Magaalada Beledweyne. Ugu Dambeen Wuxuu Faray Saraakisha Xaqiijinta Ammaanka Magaalada...

Aasaasaha kooxda Taalibaan Mullah Abdul Ghani Baradar ayaa Sabtidii gaaray magaalada Kabul, si uu wadahadalo ku saabsan sidii loo dhisi lahaa dowlad cusub uu ula yeesho xubnaha kooxidiisa iyo siyaasiyiinta kale ee Afghanistan. “Wuxuu soo geli doonaan magaalada Kabul, si uu ula kulmo hoggaamiyeyaasha jihaad-doonka iyo siyaasiyiinta, si loo dhiso dowlad loo dhan yahay,”...

Xubno ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 5-aad qaybteeda 27-aad ayaa maanta loo soo xiray tababar la xiriira miino barista, tababarkan oo u socday 20-tan ka mid ah Ciidanka mudo lix bilood ah ayaa ugu soo xirmay maanta xerada Ceelgaal ee magaalada Beledweyne. Tababarkan ayaa waxa bixinayey khuburo ka socotay Heya’adda UNMAS oo Heya’adda...

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid oo kulamo la tashi ah ka wada Dagamada Cabudwaaq ayaa waxa u Caawa Madaxtooyada Cabudwaaq ku qabiilay qaar ka mid ah Dhalinyarada iyo Aqonyahanka Dagmada Cabudwaaq. Madaxweyne kuxigenka Galmudug Mudane Ali Eid ayaa dhalinyarada Cabudwaaq ugu baqay in ay fadhiga ka kacan oo ay ka qayb qatan Sugida Amniga ,dib u so celinta...

Qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday gaari ay la socdeen muwaadiniin Shiinees ah oo ka dhacay Gwadar oo ku taalla gobolka Balochistan ee koonfur -galbeed Pakistan ayaa lagu dilay laba carruur ah, saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen saraakiisha booliiska. Ma jirin sheegatay  mas’uuliyadda weerarkii Jimcihii. Liaquat Shahwani, oo ah afhayeenka xukuumadda...

Wasaarada amniga Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa digniin ka soo saartay Jid-gooyooyin loo dhigto baabuurta Ganacsiga deegaanada Hoos yimaado Caabudwaaq iyo nawaaxigeeda. Wasaarada amniga ayaa laamaha amniga Fartay In Talaabo sharciga waafarsan Laga Qaado kuwa dhigto jidgooyooyinka Ee Dhibaataynaayo Ganacsiga Bulshada. Warka kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in...