DEG DEG:-Madaxweynihii hore ee dalka Masar oo geeriyooday

by admin | Monday, Jun 17, 2019 | 667 views

Maxamed Mursi Madaxweynihii dalka Masar ayaa xabsiga ku jiray tan iyo sanadkii 2013, xilligaas oo afgembi millateri uu dalkaasi kula wareegay Madaxweynaha hadda talada haya ee Cabdulfataah Al-Sisi.

Like it? Share it!

Leave A Response