Dhageyso:- Wasiirka arimaha gudaha hirshabeele oo baaq u diray dadka kunool deegaanka biye cade

by admin | Sunday, Jul 16, 2023 | 216 views

Wafdi wasiira ah oo uu horkacayo wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowladda hirshabelle oo maalmahanba Nabadeyn iyo dhexe dhexdiin ka waday deeganada hirshabelle ayaa soo gaaray Deeganka Biyacadde ee Gobolka Sh/Dhaxe’
Xubnahaan wafdiga ayaa waxaa si diiran u soo dhoweyay mamulka degaanka Biycadde, Saraakiisha C.X.D.S oo ugu horeeyo abaan duulaha Gutada 4-aad qeybta 27-aad dhamme Bashiir mukhtar ahmed, dhalinyarada deegnaka, odyaasha dhaqanka, iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan,
Masuulintan ayaana socod ku soo maray meelaha lagu dukaameysto oo ku yaala Degaanka Biyo Cade iyagoo dadka degaaanka gaar ahaan Dhalinyarada la qaweyay ,
Wafidgaan uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha & Dowladaha Hoose ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa Degaanka Biyo Cade ugu sii gudbay Degmada Raaga- Ceelle ee Gobolka Shabelaha dhexe si ay qeyb ugu noiqdaan dhexdhexaadin ka socoto degnaadana u dhow Degmoyinka Cadalle & Raaga Ceele oo laba beelood oo walaalo ah xurguf yar ku dhex martay.

Hoos ka dhageyso:

 

 

 

 

 

 

 

 

Like it? Share it!

Leave A Response