Dowlada hoose ee baladweyne oo ku fashilantay bilic soo celinta magaalada baladweyne{sawiro}

by admin | Wednesday, Mar 25, 2020 | 512 views

Dowlada hoose ee baladweyne oo ku fashilantay bilic soo celinta magaalada baladweyne.

wadooyinka magaaladas waxaa meelaha qaar buuxa biyo uu dhigay roob xogan soo sacadihii lasoo dhafay ka da,ay gobolka hiiraan.

Like it? Share it!

Leave A Response