dowlada hose ee magalada baldweyne oo bilowday in lacag kaqado dadka baladweyne iyo….

by admin | Saturday, Dec 28, 2019 | 748 views

dolwada  hose  ee magaalada  baladweyne ayaa bilowday in ay lacag  7  dolar ah ka qaado  dadka nafaada ka shaqeya  ee magaalada  baladweyne ee xarunta  gobolka hiiraan waxaana dadka qaar ay sheegen in ay jirto dhibaato haysto dadka  magaalada baladweyne ee xarunta  gobolka hiiraan.

Like it? Share it!

Leave A Response