Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Duqa Magaalada Beledweyne oo xilka laga qaaday ka dib markii wax u qanweysay bulshada baladweyne {AKHRISO}

by admin | Saturday, Aug 1, 2020 | 468 views

Wareegto ka soo baxaday xafiiska wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee maamulka Hirshabeelle ayaa Nadar tabaax Maalin loogu magacaabay Duqa Magaalada Beledweyne.

Waxaa sidoo kale xilka Duqa magaalada Beledweyne looga qaaday safiya Sheikh xasan Jimcaale oo xilkaasi heysay mudo sanad iyo Bilooyin ah.

Safiyo ayaa aheyd Haweeneyd ugu horreysay noqotay duqa degmada Beledweyne.

Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa si deg deg ah ku amray in ay xilka kula wareegto duqa Cusub ee Magaalada Beledweyne.

.

Like it? Share it!

Leave A Response