Fadeexad: ayaa ka taagan gobolka hiiraan

by admin | Wednesday, Jun 20, 2018 | 986 views

waxaa sii  korortay  fadeexada  ku aadan in  gudigii  gurmadka fatahaadagha  ee  loo saaray   in ay  wax u qabtaan dadkii ku dhibaatbay  fatahaadii wabiga shabeele ay lacagtaas kal qeysadeen  maamulka  gobolka hiiraan iyo dadkii loo dhiibay  lacagtaas ayna  hada     lagu helay  cadeeyn  .

maxkamada gobolka hiiraan ayaa cadeysay  in lacagtas  la masusmaasuqay  oo  aan labixin ilaa iyo hada,

Like it? Share it!

Leave A Response