Guddoomiye Madaale” Shacabka Muqdisho waxay go’doon ugu jiraan Amni darro & Al-Shabaab

by admin | Sunday, Jan 1, 2023 | 228 views

Guddoomiye Madaale” Shacabka Muqdisho waxay go’doon ugu jiraan Amni darro & Al-Shabaab

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in Shacabka Muqdisho ay godoon galiyen amni darada iyo dagalka al.shabaab lagu jiro taasina ay keentay daqkhliga dowladda in uu hoos u dhaco

Sidoo kale guddoomiyaha ayaa sheegay in loo baahan yahay in Shacabka Canshuurta laga qaado wax loogu qabto loona baahneyn in Canshuurta laga qaado Shacabka ay ku soo aruurto mushaar oo kaliya.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Muqdisho ayaa sidoo kale sheegay in Shacabka MagaaladaMuqdisho ay go’doon ugu jiraan amni darrada iyo dhibaatada Al-Shabaab.

Hadalkan ayaa Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) waxaa uu ka sheegay munaasabad uu Maamulka Gobolka Banaadir ku ansixiyay miisaaniyadda Gobolka Banaadir ee sanadka 2

Like it? Share it!

Leave A Response