Iimey-bari oo wabiga Shabeelle kusoo fatahay

by admin | Saturday, Nov 23, 2019 | 748 views

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelle gaar ahaan Iimey-bari ayaa sheegaya in Wabiga Shabeelle uu fatahaad ku sameeyay degmada Iimey-bari gaar ahaan dadka deggan wabigap agtiisa.

Ilaa hadda lama soo sheegin khasaare nafeed, inkastoo dadku aye kale barakaceen halkii ay degganaayeen ay masiibadu ku haleeshay.

Fatahaaddan ayaa ka dambaysay roobab waawayn oo maalmahan degaanka ka da’ayay, taas oo keentay in wabiyada waawayn ee degaanka dhex mara fatahaad sameeyaan…..

Like it? Share it!

Leave A Response