Maamulka iyo shaqaalaha Reegaay.com oo hambalyo u diray dhamaan ummadda Muslimiinta

by admin | Monday, Aug 20, 2018 | 854 views

Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada Reegaay.com  waxay shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan kuwa musliminta ugu hambaleyneysa munaasabadda ciidul Axda.Umadda muslimiinta waxaan alle uga bareynaa in sannadkan kiisa kale ku wada gaarno bash bash iyo barwaaqo.

Ciid wanaagsan  .

Like it? Share it!

Leave A Response