Madaxweynaha Hirshabeelle oo Magacaabay Agaasimaha Madaxtooyada{Akhriso: }

by admin | Saturday, Jun 23, 2018 | 923 views

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday agaasimihii hore ee madaxtooyada Hirshabeelle Mudane Xassan Cumar Axmed iyo xilkan loo magacaabay Mudane Cabdishakuur Abukar Xassan.

Like it? Share it!

Leave A Response