Militariga Itoobiya oo wali ku hareereysan madaxwayne Cabdi M. Cumar{Akhriso}

by admin | Sunday, Aug 5, 2018 | 1570 views

Sida uu qoray wargayska ka soo baxa magaalada Addis Ababa ee Addis Standard, ciidamada militariga Itoobiya ayaa wali ku hareereysan Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.

Wargayska ayaa qoray in ay ciidamada 12 saac ee ugu dambeeyay ay ku harrereysnaayeen madaxtooyada magaalada Jigjiga.

Wargayska oo soo xiganaya ila wareedyo ayaa sheegaya in madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar ay gacanta ku dhigi doonaan ciidamada.

Wargayska ayaa sheegay in arrintasi loo samayn doono ”si looga hortago dhiig kale oo ku daata gobolka”

Like it? Share it!

Leave A Response