Mareykanka oo ka codsaday Imaaraadka inay joojiyaan taageerada dhinacyada isku haya Suudaan.
Mareykanka ayaa ka codsaday dhammaan dalalka – oo ay ku jiraan Imaaraadka Carabta – inay joojiyaan taageerada ay siiyaan dhinacyada isku haya Suudaan, ergeyga Mareykanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay, isagoo ka digaya “dhibaatooyin heersare ah ayaa soo baxaya.” Dagaal ayaa ka qarxay Suudaan sanad ka hor kaas u dhaxaysa Ciidanka Suudaan (Saf) iyo Ciidamada...