Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

XuutiyiintaYemen oo sheegay in ay bartilmaameedsan doonaan maraakiibta u socda Israa’iil meel kasta oo ay u kala fogyihiin.

Xuutiyiinta Yemen ayaa bartilmaameedsan doona maraakiibta ku sii jeeda dekedaha Israa’iil meel kasta oo ay ku sugan yihiin, afhayeenka milateriga ee kooxda Yahya Saree ayaa sidaas ku sheegay khudbad laga sii daayay taleefishinka. “Waxaan bartilmaameedsan doonaa maraakiib kasta oo u socda dekedaha Israel ee ku yaal badda Mediterranean-ka meel kasta oo aan awoodno inaan gaarno,”...