Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ku dhawaaqay dagaal horleh

by admin | Monday, Nov 1, 2021 | 244 views

Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed oo Qoraal dheer uu kaga hadlayo xaaladaha colaadeed soo dhigay Bogiisa’ ayaa Guud ahaan Shacabka Itoobiya ugu baaqay inay hubka qaataan oo Dagaalka lagula jiro xoogaga Tigray kuso biiraan.

Abiy Axmed oo Guulo badan ka sheegtay Dagaalka ayaa yiri” waxaan ku guuleysanay inaan burburino Cadawga’ waxaana sii wadaynaa guulaha aan ka gaareyno’ kuwa Raba inay dalkeena burburiyaan”

Degaano badan oo kuyaal Waqooyiga Itoobiya ayaa waxaa ka socda dagaalo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka Itoobiya iyo iyo xoogaga TPLF.

Like it? Share it!

Leave A Response