Tababar ku saabsan xoriyada hadalka oo 25 wariye looga daah furay Baladweyne{sawiro}

by admin | Sunday, Dec 29, 2019 | 741 views

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa tababar socon doona muddo laba maalin ah looga daah furay in ka badan 25 wariye oo isugu jiro wiilal iyo gabdho waxaana tabarkan soo qaban qaabiyay ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed FESOJ.

Like it? Share it!

Leave A Response